Day: April 22, 2020
-
Italy
Roberto Carlos oo ka warbixiyay sheekada tobanka daqiiqo ee u horseedday inuu ku biiro Real Madrid
(Madrid) 22 Abril 2020. Halyeeyga reer Brazil iyo kooxda Real Madrid ee Roberto Carlos ayaa shaaca ka qaaday faafaahinta heshiiskii uu…
Read More » -
Spain
Gareth Bale oo shaaca ka qaaday koobkii uu ugu jeclaa kuwii uu ku guuleystay ee Champions League
(Madrid) 22 Abril 2020. Xiddiga reer Weles iyo kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Gareth Bale ayaa shaaca ka qaaday koobkii…
Read More » -
Italy
Dhaqaatiirta Naples oo dharka caafimaadka ku qortay magacyada xiddigo ka tirsan Napoli
(Naples) 22 Abril 2020. Dhaqaatiirta ka howl gasha isbitaallada magaalada Naples ee dalka Talyaaniga ayaa muujiyay dareenka ay u hayaan…
Read More » -
England
Man United, Liverpool, PSG, Real Madrid iyo Bayern oo ku dagaallamaya laacib ka tirsan Inter Milan
(Yurub) 22 Abril 2020. Kooxaha ugu badan qaaradda Yurub ayaa baadi goob badan ugu jira saxiixa laacibka kooxda Inter Milan…
Read More » -
Italy
Douglas Costa oo dafiray Cristiano Ronaldo, isagoo doortay laacibka ka wanaagsan ee Juventus u ciyaara
(Turin) 22 Abril 2020. Garabka kooxda Juventus ee Douglas Costa ayaa abuuray xoogaa muran qabow, isagoo sheegay inuusan Cristiano Ronaldo…
Read More » -
Italy
Isku day kale iyo qorsho hor leh, Sky Sport oo ogaatay sida ay Barca ku soo qaadaneyso Lautaro Martinez
(Barcelona) 22 Abril 2020. Kooxda Barcelona ayaa marba waji cusub ku dayaysa kooxda Inter Milan si ay mar uun kaga…
Read More » -
England
Chelsea oo weerar ku ah mid ka mid ah xiddigaha loogu doonista badan yahay suuqa kala iibsiga
(London) 22 Abril 2020. Naadiga Chelsea ayaa dhexda u xiraneysa inay kala dhantaasho kooxda ay London ku xafiiltamaan ee Arsenal,…
Read More » -
Holland
Horyaalkii labaad ee Yurub ah oo la soo gabagabeeyay iyo Chelsea oo u dheg taageysa
(Yurub) 22 Abril 2020. Waxaa mugdi badan uu ku jiraa dhammeystirka horyaallo badan oo qaaradda Yurub laga ciyaaro, waxaana la…
Read More » -
England
Muxuu Ozil u diiday inuu dhimo mushaharkiisa? Maxayse tahay qorshaha Arsenal ee laacibkan?
(England) 22 Abril 2020. Kooxda Arsenal ayaa ka walaacsan diidmada saddex ka mid ah ciyaartoydeeda ay diideen inay jaraan mushaharkooda…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo isku dayday inay la saxiixato Jadon Sancho sanadkii 2017-kii, balse maxaa dhacay?
(Manchester) 22 Abril 2020. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa isku dayday inay la saxiixato ciyaaryahan…
Read More »