Day: April 19, 2020
-
England
“Waxaan u haystay in Adduunka uu ku eg yahay 2000, sidaas darteed ayaan isaga diiday Kooxda Man United!”
(Manchester) 19 Abril 2020. Naadiga Manchester United ayaa baadi goob ugu jirtay saxiixa goolhaye beddel u noqda Peter Schmeichel kaasoo…
Read More » -
England
Steven Gerrard oo soo xushay shaxda 11-kiisa xiddig ee ugu fiican… (Miyuu ku jiraa Cristiano Ronaldo?)
(Yurub) 19 Abril 2020. Halyeyga kooxda Liverpool iyo xulka qaranka England ee Steven Gerrard ayaa doortay shaxda 11-kiisa xiddig ugu fiican…
Read More » -
England
Manchester United oo akhbaar farxad leh ka heshay dhaawacyada Pogba iyo Rashford… (Goormee ayay soo laabanayaan?)
(Manchester) 19 Abril 2020. Ciyaartoyda kala ah Paul Pogba iyo Marcus Rashford ayaa dhaawacyo kala duwan kaga maqnaa kooxda Manchester…
Read More » -
England
Sadio Mané oo shaaca ka qaaday goolkiisii ugu fiicnaa ee kooxda Liverpool
(Liverpool) 19 Abril 2020. Xiddiga reer Senegal iyo kooxda kubadda cagta Liverpool ee Sadio Mané ayaa shaaca ka qaaday goolkiisii ugu…
Read More » -
Champ' League
Sky Sport Italia oo baahisay qorshaha rasmiga ee UEFA ku dhammeystiri doonto Champions League xilli ciyaareedkan
(Yurub) 19 Abril 2020. Waxaa lagu soo warramayaa in xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA uu soo bandhigi doono…
Read More » -
Spain
Xiddig hore ee kooxda Real Madrid ah oo maanta geeriyooday
(Spai) 19 Abril 2020. Xiddig hore kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa maanta oo Axad ah geeriyooday, sida ay shaaca…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Sergio Aguero oo macallin isku bedelay… (Muxuu dadka barayaa?)
(Manchester) 19 Abril 2020. Weeraryahanka Manchester City ee Sergio Aguero ayaa ka billaabay xirfadda macallinnimada dalka Ingiriiska, waxaana uu heshiis…
Read More » -
Italy
In lagu qasbay ka fariisashada ciyaaraha, inuusan xerada tababarka gali karin & Nacaybka uu Totti u qabo Madaxweynaha Roma oo bannaanka yimid
(Rome) 19 Abril 2020. Halyeyga Talyaaniga ee Francesco Totti ayaa cadawtooyo daran u muujiyay madaxweynaha AS Roma ee James Pallotta,…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo Valencia weydiisatay mid ka mid ah Weeraryahannadeeda, xilli aan la hubin mustaqbalka Aubameyang
(London) 19 Abril 2020. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa weydiisay Valencia wax ku saabsan Rodrigo Moreno sida ay ugu xoojiyaan…
Read More » -
England
Kooxda Real Madrid oo meesha ka saartay inay la soo wareegto Harry Kane… (Maxay tahay sababtu?)
(Madrid) 19 Abril 2020. Sida wararku ay sheegayaan Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa meesha ka saartay inay la soo…
Read More »