Day: April 18, 2020
-
England
David Beckham oo si cajiib ah kaga hadlay isbar-bardhiga xiddigaha Messi iyo Ronaldo
(Yurub) 18 Abril 2020. Halyeeyga reer England iyo kooxaha Manchester United iyo Real Madrid ee David Beckham ayaa sheegay in xiddiga…
Read More » -
Italy
Jaap Stam oo kala taliyay Matthijs de Ligt arrimo ku saabsan mustaqbalkiisa Juventus
(Turin) 18 Abril 2020. Halyeeyga reer Holland iyo kooxaha Manchester United iyo AC Milan ee Jaap Stam ayaa aaminsan in Matthijs…
Read More » -
England
Haddii uu ka tago Lautaro Martinez waa kuma xiddiga ay saxiixiisa isku dayi doonto Inter Milan ee ka tirsan Man United?
(Milano) 18 Abril 2020. Haddii uu ka tago Lautaro Martinez kooxda kubadda cagta Inter Milan ayaa la soo warinayaa inay…
Read More » -
Horyaallada
Lacagta rasmiga ah ee Kooxaha Serie A kaga luntay xuquuqda TV-yada oo la shaaciyay
(Italy) 18 Abril 2020. Wargeyska ka soo baxa Talyaaniga ee La Repubblica ayaa daabacay isku darka lacagaha ay khasaareen kooxaha…
Read More » -
France
Karim Benzema oo aysan wax carqalad ah ku ahayn qorsha ay Real Madrid ku doonayso Haaland & Mbappe
(Madrid) 18 Abril 2020. Sida warbixinnada ciyaaraha ay tilmaamayaan Karim Benzema ayaysan wax carqalad ah ku haynin qorshaha ay kooxdiisa…
Read More » -
Horyaallada
Immisa jeer ayay mari doonaan ciyaartoyda La Liga tijaabada Coronavirus ka hor inta aysan ciyaaraha bilaaban?
(Spain) 18 Abril 2020. Ka hor inta aanan lagu soo laabanin ciyaaraha La Liga, waxaa lagu soo warramayaa inay kooxaha…
Read More » -
England
Kooxda Ajax oo shaaca ka qaaday qiimaha lagu heli karo Goolhaye Andre Onana… (Kooxdee iibsan doonta Chelsea, Barcelona mise PSG?)
(Amsterdam) 18 Abril 2020. Kooxda kubadda cagta Ajax ee dalka Holland ayaa qiime lacageed dul dhigtay madaxa goolhayeheeda Andre Onana.…
Read More » -
England
Wax ka ogow xilliga ciyaartoyda Premier League ay mari doonaan tijaabada Coronavirus iyo qaabka ay u mari doonaan
(England) 18 Abril 2020. Ciyaartoyda iyo Kooxaha Premier League ayaa bisha May ee soo aaddan bilaabi doona tababarka ay isugu…
Read More » -
England
Goormee ayay Kooxaha English Premier League bilaabi doonaan tababarka, xilligee ayaase dib loo ciyaari karaa?
(England) 18 Abril 2020. Dunida oo dhan ayaa la dhibaatooneysa xanuunka coronavirus, waxaana si loola dagaallamo darteed u joogsaday dhaqdhaqaayo…
Read More » -
England
Lautaro Martinez oo Real Madrid, Barcelona iyo Manchester City ka dhex doortay Kooxdii uu ku biiri lahaa
(Milano) 18 Abril 2020. Sida wararku ay sheegayaan Weeraryahanka naadiga Inter Milan ee Lautaro Martinez ayaa Real Madrid, Barcelona iyo…
Read More »