Day: April 16, 2020
-
Spain
“Bale waa ka wanaagsan yahay Zidane, Figo iyo Ronaldo” – Savage
(Madrid) 16 Abril 2020. Ciyaaryahankii hore ee qaranka Wales, Robbie Savage ayaa Gareth Bale ku tilmaamay ciyaaryahan la qariyay wax…
Read More » -
France
Neymar Aabbihii oo daaha ka rogay shaqsiga lahaa go’aanka uu laacibka reer Brazil kaga tagay Barcelona
(Paris) 16 Abril 2020. Magaca Neymar oo diiwaanka xiddigaha ay Barcelona dooneyso safka hore ku wehliya Laurtaro Martinez, iyadoo laacibka…
Read More » -
Italy
Xubin cusub oo la wareegtay go’aanka mustaqbalka Lautaro Martinez
(Milan) 16 Abril 2020. Naadiga Inter Milan ayaa wali u dagaallamaysa sidii ay uga ceshan lahayd Barcelona weeraryahankooda Luataro Martinez…
Read More » -
Holland
Koox Holland ka dhisan oo De Jong awgiis faraqa ugu dheggan Kooxda Barcelona… (Maxaa jira?)
(Holland) 16 Abril 2020. Naadiga Barcelona ayaa bishii January ee sanadkii 2019 ku guuleysatay saxiixa Frenkie De Jong oo ay…
Read More » -
England
Kooxdii ugu horreysay ee Ingiriis ah oo si toos ah ula xaajootay Timo Werner
(England) 16 Abril 2020. Ciyaaryahanka kooxda RB Leipzig ee Timo Werner ayaa xiiso badan ka helaya kooxaha ugu awoodda badan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Chelsea oo qaadday tallaabo aysan qaadan kooxaha Ingiriiska oo ku aaddan ka fal-celinta coronavirus
(England) 16 Abril 2020. Kooxaha kala duwan ee ka dhisan qaaradda Yurub ayaa ka fikiraya sidii ay u soo kabi…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Halkuu yaallaa Tiishkii lagu qoray heshiiskii ugu horreeyay ee Lionel Messi la galay Barcelona?
(Barcelona) 16 Abril 2020. Muran la’aan Lionel Messi waxaa ciyaaryahankii ugu wanaagsanaa taariikhda kooxda Barcelona, balse safarka dheer ee uu…
Read More » -
England
Maamulka Premier League oo ka arrinsanaya in xilli ciyaareedka la dhammeeyo 30-ka bisha June
(England) 16 Abril 2020. Warar kala duwan oo ka soo baxaya dalka Ingiriiska ayaa sheegaya in maamulka Premier League ay…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo aad ugu dhow inay dhammaystiro saxiixa xiddig ka tirsan PSG
(London) 16 Abril 2020. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa lagu soo warramayaa inay aad ugu dhowdahay inay dhammaystirto saxiixa laacibka…
Read More » -
England
Maaliyadda 1-aad ee ay ku ciyaari doonto Kooxda Liverpool xilli ciyaareedka dambe oo si qarsoodi ah loo helay… + SAWIRRO
(Liverpool) 16 Abril 2020. Maaliyadda ay ku ciyaari doonto kooxda kubadda cagta Liverpool ee dalka Ingiriiska marka ay gurigeeda ku…
Read More »