Day: April 15, 2020
-
Champ' League
“Waxaan doonayaa inaan Lo’deyda kula dhex lugeeyo Champions League” – Quique Setién oo indhaha ku haya ku guuleysiga koobka
(Barcelona) 15 Abril 2020. Macalinka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Quique Setién ayaa sheegay inuu ku riyoonayo in Barca uu la…
Read More » -
England
Sababta ka dambeysay inuu taageero Arsenal markii uu yaraa, xiddigihii uu jeclaa inuu dawaado & dhowr arrimood kale uu ka hadlay Pogba
(Manchester) 15 Abril 2020. Xiddiga qadka dhexe reer France iyo kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa shaaca ka qaaday inuu…
Read More » -
England
Kooxda Liverpool oo sare u qaadaysa doonista Timo Werner & Tababare Jurgen Klopp oo arrinta soo galaya
(Liverpool) 15 Abril 2020. Sida wararku ay tilmaamayaan kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa sare u qaadaysa doonisteeda ku aaddan Timo…
Read More » -
England
Waa kuma xiddiga ka ciyaara horyaalka Premier League ee ay Real Madrid doonayso inay saxiixiisa ka dulqaaddo Man United?
(Madrid) 15 Abril 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa la soo warinayaa inay xiiseynayso inay la saxiixato xiddig ka…
Read More » -
England
Kooxda Chelsea oo go’aamisay qiimaha ay ku iibineyso N’Golo Kanté
(London) 15 Abril 2020. Kooxaha Real Madrid iyo Juventus ayaa wada xiiseynaya inay soo qaataan xiddiga qadka dhexe reer France iyo…
Read More » -
Afrika
Guddoomiyihii Elman FC oo is casilay, sheegayna inuu Kooxda sii garab taagnan doono
(Muqdisho) 15 Abril 2020. Guddoomiyaha Naadiga Kubbadda Cagta ee Elman, Cabdirisaaq Faarax Cumar (Goroje) ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay…
Read More » -
England
Arsenal oo dab ku sii shiday loolanka loogu jiro xiddiga reer Brazil ee Philippe Coutinho
(London) 15 Abril 2020. Sida ay shaaca ka qaadeen wargeysyada ka soo baxa gudaha dalka England kooxda reer London ee Arsenal…
Read More » -
England
Man United oo qorsheyneysa inay diyaariso dalab xoogan si ay u soo qaadato xiddig muhiim ka ah Atletico Madrid
(Manchester) 15 Abril 2020. Kooxda kubadda cagta ee Manchester United ayaa qorsheeneysa inay diyaariso dalab xoogan si ay u soo…
Read More »