Day: April 13, 2020
-
Italy
“Tariinka Barcelona wuxuu soo maraa hal jeer oo kaliya” – halyeey reer Argantina ah oo u digay Lautaro Martínez
(Yurub) 13 Abril 2020. Halyeeyga reer Argentina ee Mario Kempes ayaa uga digay weeraryahanka ay isku wadanka ka soo wada jeedaan…
Read More » -
England
Nemanja Matić oo shaaca ka qaaday farqiga u dhexeeya Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi
(Manchester) 13 Abril 2020. Xiddiga qadka dhexe reer Serbia iyo kooxda Manchester United ee Nemanja Matić ayaa shaaca ka qaaday farqiga…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Waxaan isku dayayaa inaan tagin foornada” – Hazard oo qiray dagaalka uu kula jiro inuu miisaankiisa kordho
(Madrid) 13 Abril 2020. Ciyaaryahanka kooxda Real Madrid ee Eden Hazard ayaa qiray inay ku adag tahay inuu iska ilaaliyo…
Read More » -
England
Wembley oo u hiillinaya Liverpool iyo FA-ga oo yabooh wanaagsan u sameeyay maamulka horyaalka Premier League
(London) 13 Abril 2020. Waxaa su’aal weyn ay ka taagan tahay dhammeystirka horyaalka Premier League xilli ciyaareedka 2019-20 iyo in…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Sofia waa sirta guusha Suarez… (Ka bogo qisadooda Jaceylka ee rafaadka leh)
(Yurub) 13 Abril 2020. Luis Suarez waxa uu hadda ka mid yahay xiddigaha ugu wanaagsan ee kubadd cagta adduunka, qof…
Read More » -
England
Kooxda Liverpool oo la xiriirtay laacib bartilmaameed u ah Real Madrid iyo Manchester United
(Liverpool) 13 Abril 2020. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa xiriir la sameysay laacib bartilmaameed u ah…
Read More » -
Germany
Horyaallada Serie A iyo Bundesliga oo qaab cusub loo ciyaari doono, xitaa marka garoomada lagu soo laabto
(Yurub) 13 Abril 2020. Inkastoo la qorsheynayo in bisha May dib loo ciyaaro horyaallada qaaradda Yurub badankood, haddana horyaalka Serie…
Read More » -
France
Goolhaye Andre Onana oo Albaabada u furay inuu dib ugu laabto Barcelona
(Barcelona) 13 Abril 2020. Goolhayaha kooxda Ajax ee Andre Onana ayaan meesha ka saarin suurtagalnimada inuu ku laabto Barcelona, iyadoo…
Read More » -
England
Kooxda Real Madrid oo Barcelona kula tartamaysa saxiixa laacib ka tirsan Tottenham Hotspur
(London) 13 Abril 2020. Kooxaha Real Madrid iyo Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay ku dagaalamayaan saxiixa xiddiga khadka dhexe…
Read More » -
Spain
Ivan Rakitić oo shaaca ka qaaday saaxiibka ugu dhow ee xiddigaha Kooxda Barcelona
(Barcelona) 13 Abril 2020. Xiddiga qadka dhexe Barcelona ee Ivan Rakitić ayaa shaaca ka qaaday saaxiibkiis ugu dhow ee kooxda, wuxuuna…
Read More »