Day: April 11, 2020
-
England
Paul Scholes oo sharaxay waxa ay u baahan tahay Man United si ay ula tartanto Liverpool iyo Man City
(Manchester) 11 Abril 2020. Halyeeyga kooxda kubadda cagta Manchester United ee Paul Scholes ayaa go’aamiyay waxa ay Red Devils u baahan…
Read More » -
Suuqa
10-ka ciyaaryahan ee uu hoos u dhacay qiimahooda suuqa mudada lagu jiro Coronavirus oo la shaaciyay
(Yurub) 11 Abril 2020. Faafaha Coronavirus oo saameyn weyn ku yeeshay dunida oo dhan ayaa wuxuu si gaar ah saameyn…
Read More » -
England
Paul Scholes oo shaaca ka qaaday kooxda kaliya ee u muujisay xiiso dhab ah si ay ula saxiixato
(Manchester) 11 Abril 2020. Halyeeyga reer England iyo kooxda kubadda cagta Manchester United ee Paul Scholes ayaa shaaca ka qaaday in…
Read More » -
England
Pogba oo ka yaabsaday Real Madrid iyo Zidane kaddib go’aan cajiib oo uu gaaray
(Manchester) 11 Abril 2020. Xiddiga kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa doorbidaya inuu ku laabto Juventus halkii uu u…
Read More » -
Horyaallada
Kooxda Real Madrid oo qarka u saaran inay heshiis cusub ka saxiixato mid ka mid ah xiddigaheeda
(Yurub) 11 Abril 2020. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa qarka u saaran inay heshiis cusub…
Read More » -
England
Mid ka mid ah Kooxaha waa weyn ee horyaalka Premier League oo doonaysa inay la wareegto Dries Mertens
(London) 11 Abril 2020. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa lagu soo warramayaa inay xiiseynayso saxiixa xiddiga lagu magacaabo Dries Mertens,…
Read More » -
England
Kooxaha Roma, Inter Milan iyo Arsenal oo ku tartamaya saxiixa xiddig ka ciyaara Caasimadda Spain
(Madrid) 11 Abril 2020. Kooxaha Roma iyo Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa inay ku biireen loollanka loogu jiro saxiixa…
Read More » -
Italy
“Lautaro Martinez si fiican ayuu u noqon karaa Sergio Aguero cusub” – Weeraryahankii hore ee Xulka Argentina
(Yurub) 11 Abril 2020. Weeraryahankii hore ee xulka qaranka Argentina, Hernan Crespo ayaa rumeysan in ninka ay isku wadanka yihiin…
Read More » -
Ameerika
Tartankii ICC oo la baajiyey xilli Kooxaha Barcelona iyo Real Madrid loo sheegay lacagaha ay khasaareen
(Yurub) 11 Abril 2020. Waxaa la baajiyey tartankii ciyaaraha isdiyaarinta xilli ciyaareedka ee International Champions League (ICC), kaasoo ay kooxuhu…
Read More »