Day: April 10, 2020
-
England
“Guardiola ayaa sabab u ahaa inaan ku biiro Real Madrid” – Mesut Ozil
(London) 10 Abril 2020. Xiddiga reer Germany iyo kooxda Arsenal ee Mesut Özil ayaa sheegay inuu ku dhawaaday ku biirista naadiga…
Read More » -
England
Sidee ayey noqon doontaa shaxda kooxda Man United, kaddib heshiisyada cusub?
(Manchester) 10 Abril 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa isku diyaarineysa inay si xoogan u gasho suuqa kala iibsiga xagaaga…
Read More » -
England
“Waan ku faraxsanahay waxa hadda dhacaya” – Xiddig hore Man United ah oo ka careysiiyay taageerayaasha Liverpool
(Manchester) 10 Abril 2020. Xiddig hore ee kooxda Manchester United ah ayaa ku jees jeesay taageerayaasha Liverpool, kaddib markii horyaalka Premier…
Read More » -
England
Real Madrid iyo PSG oo war fiican ka helaya kooxda Chelsea, kaasoo ku aadan N’Golo Kanté
(London) 10 Abril 2020. Shabakada “Sky Sport” ee dalka England ayaa waxay shaaca ka qaaday in maamulka kooxda Chelsea ay doonayaan…
Read More » -
England
AS Roma oo albaabka u garaacday kooxda reer London ee Chelsea
(Roma) 10 Abril 2020. Kooxda kubadda cagta ee Roma ayaa qaaday qorsho ay ku dajineyso sida ay ku heli laheyd ciyaartoyda…
Read More » -
France
“Waxaan kaga aamusnaa Zidane muddo labo sano ah, sababtan darteed” – Halyeey hore xulka qaranka France ah
(France) 10 Abril 2020. Xiddig hore xulka qaranka Faransiiska iyo kooxda Bayern Munich ayaa sheegay in Zinedine Zidane uusan la hadlin…
Read More » -
Italy
Lionel Messi oo jawaab adag ka bixiyay wararka ku saabsan inuu wada hadal la galay Inter Milan
(Barcelona) 10 Abril 2020. Xiddiga reer Argantina iyo kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa ka jawaab celiyay wararka la xiriirinaya inuu…
Read More » -
England
Chelsea oo qorsheeneysa inay soo qaadato mid ka mid ah xiddigaha ugu muhiimsan Leicester City
(London) 10 Abril 2020.Maamulka kooxda Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseynayaan mid ka mid ah xiddigaha ugu muhiimsan naadiga…
Read More »