Day: April 9, 2020
-
Bannaanka Garoonka
Xiddiga ugu shactirada badan Liverpool, kan ugu farsamada badan & Waxa uu uga dhigan yahay lambarka 26-aad, Robertson oo taageerayaashiisa uga sheekeyay arrimo badan
(Liverpool) 09 Abril 2020. Difaaca kooxda Liverpool ee Andy Robertson ayaa sharraxay waxa uu uga dhigan yahay lambarka 26-aad, isagoo…
Read More » -
Spain
Ter Stegen oo shaaca ka qaaday waqtigii ugu fiicnaa ee xirfadiisa kubadda cagta oo dhan
(Barcelona) 09 April 2020. Goolhaayaha reer Germany iyo kooxda Barcelona ee Marc-André ter Stegen ayaa wuxuu shaaca ka qaaday waqtigii ugu…
Read More » -
England
Mane oo ka sheekeeyay sidii uu qarka ugu fuulay ku biirista Man United iyo wicitaankii ku dhaliyay ku biirista Kooxda Liverpool
(Liverpool) 09 April 2020. Kooxda kubadda cagta ee Manchester United ayaa ku dhawaatay la soo saxiixashada Sadio Mane ka hor…
Read More » -
England
Wax ka ogow 10-ka goolhaye ee ugu fiican Adduunka iyo Mushaharka ay qaataan…. (Kaalintee kaga jiraa Ter Stegen?)
(Yurub) 09 April 2020. Goolhaayaha ayaa lagu tiriyaa kala bar awooda kooxda, sidaas darteed waa mid ka mid ah xiddigaha ugu…
Read More » -
England
“Waxaan doonayaa inaan Maaliyadda ka bedesho Mane, horyaalkana la dhammaystiro”- Wan-Bissaka oo ka careysiiyay Jamaahiirta Man Utd
(Liverpool) 09 April 2020. Difaaca Manchester United ee Aaron Wan-Bissaka ayaa ka dhawaajiyay labo oraah oo ka farxisay taageerayaasha kooxda…
Read More » -
England
Kabtannada kooxaha Premier League oo soo saaray go’aankooda ku aaddan mushahar jaridda
(England) 09 April 2020. 20-ka kooxood ee ka ciyaara Premier League kabtannadooda ayaa dhowaanahan waxay ka wada hadlayeen inay jaraan…
Read More » -
Champ' League
Rio Ferdinand oo sharraxay sababtii uu isaga diiday ku biirista Kooxda Barcelona
(Manchester) 09 April 2020. Difaacii hore ee kooxda Manchester United, Rio Ferdinand ayaa sheegay inuu mar iska diiday ku biirista…
Read More » -
England
Kooxaha Man United iyo Arsenal oo ku dagaalamaya saxiixa xiddig ka tirsan Bayern Munich
(Yurub) 09 April 2020. Sida wararku ay sheegayaan kooxaha Manchester United iyo Arsenal ayaa wada doonaya oo raacdo ugu jira…
Read More » -
Wararka
Madaxweynaha FIFA oo shaaca ka qaaday waqtiga ugu dhow ee dib loogu soo laaban doono ciyaarista kubadda cagta
(Yurub) 09 April 2020. Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta adduunka ee “FIFA” Gianni Infantino ayaa cadeeyay waqtiga ugu dhow ee dib loogu…
Read More » -
England
Kooxda Barcelona oo hoos u dhigtay fursad ay kula soo wareegi lahayd laacibka Chelsea ee Willian
(Barcelona) 09 April 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la soo warinayaa inaysan jirin wax qorshe ah oo ay ku…
Read More »