16 Shaqsi oo caan ah  oo dhintay kaddib goolal uu dhaliyay Aaron Ramsey… ( Madaxweyne, Fannaaniin & siyaasiyiin caan ah oo ku jira!)

(Yurub) 08 Abril 2020. Aaron Ramsey ayaa ka mid ah xiddigaha ugu caansan ee caalamka, waxana uu gaar la yahay tirakoobyo cabsi leh oo ku saleysan goolashiisa dhimasahda saadaaliya.

16 shaqsi oo caan ah ayaa dhintay kaddib maalin ama saacado markii uu Aaron Ramsey gool ansixiyay, waxana la siak waydiyay sababta ay isugu beegmaan goolashiisa iyo dhimashada dadka caanka ah.

Warbxintan oo aad u xiiso badan waxaa inoo diyaariyay Shaafici Maxamuud Nuur (Shaafinho) ee ka daawo muuqaalka hoose.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close