Giggs oo doortay shaxdii ugu fiicneyd taariikhda ee Manchester United… (Miyuu ku jiraa Cristiano Ronaldo?)

(Manchester) 07 Abril 2020. Halyeeyga kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ryan Giggs ayaa doortay shaxdii ugu fiicneyd taariikhda xiddigihii ay mudada fog saaxiibada ku soo ahaayeen garoonka Old Trafford.

Laakiin Ryan Giggs ayaa ka yaabiyay taageerayaasha Cristiano Ronaldo, kaddib markii uusan ku soo darin shaxdii ugu fiicneyd kooxda kubadda cagta Manchester United.

Ryan Giggs wuxuu mustaqbalkiisa ciyaareed la qaatay Red Devils oo kaliya isagoo aanan xiran maaliyada koox kale, wuxuuna kula guuleystay 25 koob, tan iyo markii uu kooxda ku soo biiray 1987.

Giggs ayaa kulankiisa ugu horreeyay ee kooxda Manchester United u ciyaaray kaddib saddex sano, gaar ahaan 1990-kii, wuxuuna kubadda cagta ka fariistay kaddib 963 kulan uu ciyaaray.

Haddaba dhanka hoose kaga boggo shaxdii ugu fiicneyd ee kooxda Manchester United ee uu doortay Ryan Giggs, waxaana ka mid ah:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close