Real Madrid vs Barcelona & Xaqiiqooyin ku saabsan Kulanka El Clasico oo laga yaabo inaadan waligaa maqlin!

(Madrid) 06 Abril 2020. Barcelona iyo Real Madrid waa labo Kooxood oo xafiiltan badani ka dhaxeeyo, tageerayasha ayaana muujiya mar walba, balse kubadda caga waa ay ka badan tahay kulan qura.

Waxa aynu warbixintaan ku eegi doonaa xaqiiqadda xiddiga qura ee Real Madrid ah oo ay taageeerayaasha Barcelona u istaageen una sacabtumeen iyo tiradda xiddiga Barcelona oo ay u sare kaceen tageerayaasha Real Madrid una sacab tumeen.

Waa xaqiiqooyin laga Yaabo inaadan waligaa maqlin, waxaana soo jeedinaya Shaafinho.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close