Day: April 6, 2020
-
England
Xiddig Man United ah oo diiday in Liverpool loo caleemo saaro hanashada Premier League
(Manchester) 06 Abril 2020. Xiddig ka tirsan kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa diiday in Liverpool loo caleemo saaro hanashada horyaalka…
Read More » -
England
DEG DEG: Macallinka Kooxda Manchester City ee Pep Guardiola hooyadiis oo u geeriyootay Coronavirus
(Manchester) 06 Abril 2020. War hadda ay shaacisay kooxda Manchester City ayaa lagu xaqiijiyey geerida ku timid hooyada dhashay tababaraha…
Read More » -
France
Vicente del Bosque oo hal arrin kaga digay Kooxda Barcelona
(Spain) 06 Abril 2020. Macalinkii hore kooxda kubadda cagta Real Madrid iyo xulka qaranka Spain ee Vicente del Bosque ayaa…
Read More » -
Horyaallada
Real Madrid vs Barcelona & Xaqiiqooyin ku saabsan Kulanka El Clasico oo laga yaabo inaadan waligaa maqlin!
(Madrid) 06 Abril 2020. Barcelona iyo Real Madrid waa labo Kooxood oo xafiiltan badani ka dhaxeeyo, tageerayasha ayaana muujiya mar…
Read More » -
England
Barcelona iyo Paris Saint-Germain oo hoggaaminaya raacdada loogu jiro xiddig ka tirsan Kooxda Chelsea
(London) 06 Abril 2020. Kooxaha Barcelona iyo Paris Saint-Germain ayaa sida wararku ay sheegayaan haatan hoggaaminaya tartanka loogu jiro saxiixa…
Read More » -
England
Waa kee saxiixa bartilmaameedka koowaad u ah suuqa xagaagan Kooxda Manchester United?
(Manchester) 06 Abril 2020. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Manchester United, waxaa weli bartilmaameedka koowaad ee dhanka suuqa…
Read More » -
England
Virgil van Dijk oo doortay SHANTA ciyaartoy ee ugu fiican horyaalka Premier League
(Liverpool) 06 Abril 2020. Daafaca kooxda kubadda cagta Liverpool iyo xulka qaranka Holland ee Virgil van Dijk ayaa doortay shanta xiddig…
Read More » -
England
Gary Neville oo si kulul u weeraray mas’uuliyiinta sarsare ee horyaalka Premier League
(England) 06 Abril 2020. Kabtankii hore hore kooxda Manchester United ee Gary Neville ayaa weerar culus ku qaaday maamulka Premier League,…
Read More » -
Ameerika
Halyeeyga kubadda cagta Brazil ee Zico oo shaaca ka qaaday taladii dahabiga aheyd uu u jeediyay Neymar Jr
(Yurub) 06 Abril 2020. Halyeeyga kubadda cagta Brazil ee Zico ayaa shaaca ka qaaday inuu kula taliyay xiddiga ay isku wadanka…
Read More » -
Spain
Xavi kaliya maahan… xiddig hore ee kooxda Barcelona ah oo ku riyoonaya inuu macalin u noqdo Barca
(Barcelona) 06 Abril 2020. Kursiga tababarka ee kooxda Barcelona ayaa tijaabinaya xiddigo badan oo horey ugu soo ciyaaray Barca, oo…
Read More »