Day: April 5, 2020
-
England
Maxay tahay sirta ka dambaysa in Kooxda Liverpool ay ku ciyaarto labis casaan ah?… (Ka bogo sheekada dhabta ah)
(Liverpool) 05 Abril 2020. Waxaa xaqiiqo ah in Liverpool aysan ku ciyaari jirin labis wada casaan ah ka hor 1964-kii,…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Georgina Rodriguez oo noqotay Timo-jaraha cusub ee Cristiano Ronaldo muddada lagu jiro karaantiilka Coronavirus
(Yurub) 05 Abril 2020. Weeraryahanka kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaanan ka caajisin inuu is-qurxiyo xitaa hadduu dunida ku jirto…
Read More » -
France
Yaa lahaa go’aankii uu Zinedine Zidane kaga soo tagay Kooxda Juventus uguna biiray Real Madrid?
(Yurub) 05 Abril 2020. Sanadkii 2001, waxaa kubadda cagta qaaradda Yurub ka dhacay saxiixii ugu qaalisanaa xilligaas iyo midkii ugu…
Read More » -
England
PSG oo kula dagaalameysa Barcelona saxiixa xiddig qadka dhexe kaga ciyaara Tottenham
(Paris) 05 Abril 2020. Paris Saint-Germain ayaa soo gashay tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga qadka dhexe reer France iyo kooxda Tottenham…
Read More » -
England
Tababare Gareth Southgate oo qaranka England ka aqbalay heshiis dhaxal-gal ah
(England) 05 Abril 2020. Tababaraha xulka qaranka Ingiriiska ee Gareth Southgate ayaa diyaar u ah inuu xulkiisa la wajaho dhibaatada…
Read More » -
England
Jadon Sancho oo shaaca laga qaaday halka sabab ee uu isaga diidi doono ku biirista Kooxda Man United xagaagan
(Manchester) 05 Abril 2020. Jadon Sancho ayaa lagu soo waramayaa inuu iska diidi doono xagaaga inuu u wareego Kooxda Manchester…
Read More » -
England
Cristiano Ronaldo oo doonaya inuu dib ugu laabto Kooxdiisii hore…. (Ma Real Madrid mise Manchester United?)
(Turin) 05 Abril 2020. Cristiano Ronaldo ayaa la soo warinayaa inuu xiiseynayo dib ugu laabashada kooxdiisii hore ee Real Madrid…
Read More » -
England
Man United iyo Tottenham oo dalabyo ka gudbinaya saddex xiddig oo ka wada tirsan Koox ka ciyaarta Premier League
(England) 05 Abril 2020. Kooxaha Manchester United iyo Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa inay ka fiirsanayaan inay dalabyo ka…
Read More » -
Spain
Xavi Hernandez oo doortay kan fiican saaxiibadiisii hore kooxda Barcelona ee Ronaldinho iyo Messi
(Barcelona) 05 Abril 2020. Halyeyga reer Spain iyo kooxda kubadda cagta Barcelona ee Xavi Hernandez ayaa kala doortay kan fiican…
Read More »