10-ka xiddig ee maalqabeenka ahaa ka hor inta aysan soo gelin kubadda cagta… (Pique, Pirlo, Kaka & Kuwo kale)

(Yurub) 04 Abril 2020. Kubadda cagta ayaa hadda ah mashiinka sameeya lacagta kana dhigta taajiriin wiilasha yar yar ee ka dhex xamaasha waqtigan, waxaana ku jira laciibiinta ciyaara kuwa yaraan tooda sabool ahaa oo noloshooda ay isbadashay kaddib noqoshada xiddigo.

Waxa aynu warbixintaan idin kugu soo gudbin doonaa 10-ka xiddig ee taajiriin ahaa yaraantooda, kuwaasoo kubadda cagta u soo galay madadaalo, waxaana xiddigahaasi ka mid ah Pique, Pirlo, Kaka iyo kuwo kale.

Warbixintaan waxaa ka soo dhex muuqan doona xiddigo aadan maleysan karin inay ku soo koreen nolol taajirnimo ah sarreysa waxaana soo jeedinaya Wariyeheenna C/llaahi Xasan Suleymaan Baliil.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close