Day: April 4, 2020
-
Bannaanka Garoonka
10-ka xiddig ee maalqabeenka ahaa ka hor inta aysan soo gelin kubadda cagta… (Pique, Pirlo, Kaka & Kuwo kale)
(Yurub) 04 Abril 2020. Kubadda cagta ayaa hadda ah mashiinka sameeya lacagta kana dhigta taajiriin wiilasha yar yar ee ka…
Read More » -
Ameerika
Lautaro Martinez oo isagoo da’yar iska diiday mid ka mid ah Kooxaha waa weyn ee Spain… (Ma Real Madrid mise Barcelona?)
(Milan) 04 Abril 2020. Madaxweynaha Kooxda Racing Club ee Victor Blanco ayaa shaaca ka qaaday in weeraryahanka Inter Milan ee…
Read More » -
Ameerika
Arturo Vidal oo go’aan ka gaaray haddii Kooxda uu milkiyaddeeda leeyahay ay mushahar dhimis ku sameynayso xiddigaheeda
(Barcelona) 04 Abril 2020. Rodelindo Roman ee uu iska leeyahay laacibka Barcelona ee Arturo Vidal ayaa ku dhawaaqday inaysan ciyaartoydeeda…
Read More » -
France
Jariiradda Mundo Deportivo oo ogaatay ballan qaad ay Kooxda Barcelona u sameysay Neymar Jr
(Barcelona) 04 Abril 2020. Magaca Neymar Jr ayaa markale sameynaya hadal-hayn dhanka suuqa kala iibsiga ah, waxaana la filayaa in…
Read More » -
Spain
“Waxaa jira hal dagaal oo aan rabno inaan ku guuleysano dhamaanteen” – Casemiro
(Madrid) 04 Abril 2020. Xiddiga qadka dhexe reer Brazil ee Casemiro in qof walba oo ka tirsan kooxda Real Madrid…
Read More » -
England
Saddex Kooxood oo ka wada dhisan dalka Talyaaniga oo isku haysta saxiixa xiddig ka tirsan Chelsea
(London) 04 Abril 2020. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa hoggaaminaysa kooxaha doonaya saxiixa xiddiga Chelsea ee Emerson Palmieri. Difaaca kooxda…
Read More » -
England
Kooxda Juventus oo ku qammaaraysa xiddig muhiim ah si ay u soo qaadato laacibka Man City ee Gabriel Jesus
(Turin) 04 Abril 2020. Kooxda kubadda cagta ee Juventus ayaa si aad ah u baacsanaysa saxiixa laacibka kooxda Manchester City…
Read More » -
England
Koox Ingiriis ah oo ku soo biirtay loollanka loogu jiro Laacibka Napoli ee Fabian Ruiz
(Naples) 04 Abril 2020. Laacibka khadka dhexe kaga ciyaara Kooxda Napoli ee Fabian Ruiz ayaa xiiso badan ka helaya kooxaha…
Read More » -
Horyaallada
Coronavirus oo fara kulul ku haya Kooxda Barcelona & Xubin muhiim ah oo laga helay xanuunkan
(Barcelona) 04 Abril 2020. Majaladda ka soo baxda magaalada Barcelona ee Mundo Deportivo ayaa shaacisay in xanuunka coronavirus laga helay…
Read More » -
England
Mbappe oo hoggaaminaya ciyaartoyda ugu bandhigga wanaagsan lixdii bilood ee ugu dambeeyay… (Neymar oo ka sarreeya Messi)
(Yurub) 04 Abril 2020. Majaladda CIES oo soo baarta xogaha ciyaartoyda iyo kooxaha kubadda cagta ayaa soo saartay diiwaanka xiddigaha…
Read More »