Day: April 3, 2020
-
England
Xiddigaha ugu gambiska badan 2020 shanta horyaal ee ugu waa weyn Yurub oo la shaaciyey… (Adama Traore oo ka sarreeya Messi!)
(Yurub) 03 Abril 2019. Waxaa la shaaciyey xiddigaha gambiska ugu badan ka sameeyey 2020 shanta horyaal ugu waa weyn qaaradda…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Diyaaradda gaarka ah ee Lionel Messi oo lagu qasbay inay deg deg ugu degto garoonka diyaaradaha Brussels
(Brussels) 03 Abril 2019. Diyaaradda gaarka ah ee Lionel Messi ayaa lagu qasbay inay si deg deg ah ugu degto…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Cristiano Ronaldo oo sanadkan sameynaya rikoor ku cusub kubadda cagta!
(Turin) 03 Abril 2019. Juventus ayaa ku dhawaaqday inay ciyaartoyda kooxda ay dhimeen mushaaraadkooda si ay uga soo kabsato dhaqaalaha…
Read More » -
Horyaallada
Kaddib isku dhacii Messi iyo Maamulka Barcelona, muxuu yahay go’aanka kabtanka Argentina uu ka qaatay mustaqbalkiisa?
(Barcelona) 03 Abril 2019. Waxaa dhowaanahan kacsanayd xiisad ka dhex taagnayd Lionel Messi iyo Kooxdiisa Barcelona oo ku aaddan heshiis…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Neymar Jr oo deeq lacageed oo xoog leh ku bixiyay la daallanka Coronavirus
(Paris) 03 Abril 2019. Xiddiga kooxda Paris Saint-Germain ayaa deeq lacageed oo xooggan kaga qayb qaatay la dagaallanka xanuunka coronavirus…
Read More » -
Aasiya
Abramovic, Agnelli, Mansour & Milkiilayaasha Kooxaha kubadda cagta ee ugu hantida badan
(Yurub) 03 Abril 2019. Heshiisyada maalgelinta, xayeysiinta iyo heshiisyada baahinta waxay saldhig u yihiin ilaha dhaqaale ee kooxaha kubadda cagta…
Read More » -
Horyaallada
Qaabka lagu dhammaystiri karo horyaalka Serie A oo la sii ogaaday & Saddex kulan oo la ciyaari doono…
(Rome) 03 Abril 2019. Sida ay warinayso Jariiradda La Repubblica xilli ciyaareedkan horyaalka Serie A ayaa la dhammaystiri karaa, iyadoo…
Read More » -
England
“Reece James ayaa ka wanaagsan Trent Alexander-Arnold” – Ciyaaryahan Chelsea u soo ciyaaray
(London) 03 Abril 2019. Waxaa dhowaanahan soo if-baxay isbar-bardhig lagu sameynayo difaacyada Ingiriiska ah ee Reece James iyo Trent Alexander-Arnold…
Read More » -
England
Xiddig bartilmaameed u ahaa Kooxda Arsenal oo sheegay inuu jecel yahay inuu ka ciyaaro Premier League
(London) 03 Abril 2019. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo gudaha Ingiriiska, xiddigii bartilmaameedka u ahaa Kooxda Arsenal ee Jonathan…
Read More » -
England
KASHIFAAD: Garry Neville oo shaaca ka qaaday sababtii rasmiga ahayd ee uu Cristiano Ronaldo uga tagay Kooxda Manchester United
(Manchester) 03 Abril 2019. Difaacii hore ee Manchester United, Garry Neville ayaa qiray inaysan safka kooxda layaabin go’aankii uu Cristiano…
Read More »