Day: April 2, 2020
-
Spain
Taageerayaasha Real Madrid oo codsaday in la fasaxo 17 ciyaartoy dhamaadka xilli ciyaareedkan… (Bale, Modrić & kuwo kale waa weyn oo qeyb ka ah)
(Madrid) 02 Abril 2020. Taageerayaasha kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa codsaday in la fasaxo magacyada xiddigo badan ee ka tirsan…
Read More » -
England
Wax ka ogoow 37 koox ee uu Cristiano Ronaldo ka dhaliyay seddexleey!
(Yurub) 02 Abril 2020. Dhamaan tartamada caalamiga ah ee kubadda cagta ayaa la joojiyay sababa la xiriira faafaha Coronavirus, kaasoo saameeyay…
Read More » -
Spain
Jordi Alba oo shaaca ka qaaday magacyada saddex tababare oo si weyn kaga caawiyay xirfadiisa kubadda cagta
(Barcelona) 02 Abril 2020. Xiddiga reer Spain iyo kooxda kubadda cagta Barcelona ee Jordi Alba ayaa shaaca ka qaaday magacyada saddex…
Read More » -
England
In aaladda VAR aan la isticmaali doonin, in beddellada la kordhin doono & Xeerarka cusub ee Premier League loo isticmaali doono
(England) 02 Abril 2020. Horyaalka Ingiriiska ayaa la filayaa inuu la soo laabto waji cusub iyo xeerar cusub marka la…
Read More » -
England
Muxuu yahay qorshaha Liverpool ee Sadio Mane xilli la la xiriirinayo Real Madrid?
(Liverpool) 02 Abril 2020. Maamulka kooxda Liverpool ayaa lagu soo warramayaa inay iska dhago-tirayaan sheekooyinka xanta ah ee suuqa kala…
Read More » -
England
Man United oo go’aansatay lacagaha ugu dambeyn ay ku qarash-gareynayaan saxiixa Saul Niguez
(Manchester) 02 Abril 2020. Kooxda kubadda cagta ee Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay diidday qiimaha ay Atletico Madrid…
Read More » -
England
Griezmann oo shaaca ka qaaday go’aankiisa ku aadan dagaalka u dhexeeya Benzema iyo Giroud
(Yurub) 02 Abril 2020. Xiddigaha Olivier Giroud iyo Karim Benzema ayaa hawada isku mariyay hadalo kul kulan oo murun dhaliyay xilliyadii…
Read More » -
England
Mbappé oo shuruud kaga dhigay PSG inay sameyso saxiixyada saddex xiddig si uu u sii joogo kooxda
(Paris) 02 Abril 2020. Xiddiga reer France iyo kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappé ayaa shuruud ku xiray maamulka kooxdiisa taasoo…
Read More » -
France
Sky Sports oo fahansan laacibka ay Barcelona u adeegsan doonto saxiixa Neymar Jr
(Barcelona) 02 Abril 2020. Kooxda kubadda cagta ee Barcelona ayaa weli rajeyneysa inay ka dhabeyso qorshaha ay dib ugu soo…
Read More » -
England
Labo kooxood oo diyaar u ah inay bixiyaan lacagta lagu jebinayo heshiiska Haaland… (Waa kuwee?)
(Yurub) 02 Abril 2020. Erling Braut Haaland ayaa la rajeynayaa inuu xilli ciyaareed kale ku qaadan doono kooxda Borussia Dortmund…
Read More »