Day: April 1, 2020
-
England
Fabregas oo doortay liiska macalimiintii ugu fiicneyd ee uu la soo shaqeeyay… (Guardiola oo ka maqan, Miyuu ku jiraa Mourinho?)
(Yurub) 01 Abril 2020. Xiddiga qadka dhexe reer Spain iyo kooxda Monaco ee Cesc Fabregas ayaa ka reebay Pep Guardiola liiska…
Read More » -
England
Inuusan Wenger ahayn macallinkiisii ugu fiicnaa, halka arrin ee uu ka shallaayay xilligiisii Arsenal, difaacyadii ugu adkaa ee wajahay & Andrey Arshavin oo ka sheekeyay waqtigiisii Gunners
(Yurub) 01 Abril 2020. Ciyaaryahankii hore ee Arsenal, Andrey Arshavin ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku xayndaaban xilligii uu…
Read More » -
Spain
Rodrygo Goes oo abaal-marin ku garaacay laacib ka tirsan Kooxda Barcelona
(Yurub) 01 Abril 2020. Xiddigga kooxda Real Madrid ee Rodrygo Goes ayaa loo magacaabay ku guuleystaha abaal-marinta Goal.com ay bixiso…
Read More » -
England
SHAX laga sameeyey 11-ka Goolhaye ee ugu wanaagsan shanta horyaal ee ugu waa weyn Yurub… (Yaa goolka ugu bilowday, yaase weerarka hoggaaminaya?)
(Yurub) 01 Abril 2019. Waxaa la shaaciyey SHAX cajiib ah oo laga sameeyey 11-ka goolhaye ee ugu wanaagsan haatan shanta…
Read More » -
England
Maxay tahay beentii uu Maxi Rodriguez u sheegay Rafa Benitez si uu Liverpool ugu soo biiro?
(Liverpool) 01 Abril 2020. Ciyaaryahankii hore ee Liverpool, Maxi Rodriguez ayaa Rafa Benitez ka qalqaalsaday inuu ku soo biiro kooxda…
Read More » -
England
Liverpool oo isaga baxday raacadada loogu jiro Jadon Sancho & Labada Kooxood ee ka dhisan Ingiriiska oo isugu soo haray loollankiisa
(Yurub) 01 Abril 2020. Kooxda kubadda cagta ee Borussia Dortmund ayaa culeys badan wajaheysa maadaama kooxaha ka ciyaara Premier League ay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Xiddiga Kooxda Bayern Munich ee Jerome Boateng oo Shil Baabuur ku galay Jarmalka… (Maxaa dhibaato ah oo soo gaaray?)
(Munich) 01 Abril 2019. Sida wararka lagu helayo xiddiga kooxda Bayern Munich ee Jerome Boateng ayaa Shil Baabuur ku galay…
Read More » -
England
Philippe Coutinho oo aqbalay ku biirista Tottenham iyo hal qof oo sabab u noqday inuu heshiiskaasi dhici waayo
(Munich) 01 Abril 2020. Naadiga Tottenham Hostpur ayaa ku dhawaatay inay xagaagii la soo dhaafay ay Barcelona ka soo qaataan Philippe…
Read More » -
England
Kooxaha Arsenal & Chelsea oo isku diyaarinaya inay ku dagaallamaan saxiixa xiddig ka tirsan Barcelona
(London) 01 Abril 2019. Kooxaha reer London ee Arsenal & Chelsea ayaa la soo warinayaa inay isku diyaarinayaan inay ku…
Read More » -
England
Kaddib markii ay soo baxday inuu ka tagayo Juventus, waa kuwee labada kooxood ee kor kala socda xaaladda Cristiano Ronaldo?
(Yurub) 01 Abril 2019. Sida wararku ay sheegayaan labo ka mid ah kooxaha ka dhisan qaaradda Yurub ayaa diiradda ku…
Read More »