Messi iyo Ronaldo oo hoggaaminaya safkii ugu qiimaha badnaa sanadkii 2010-kii, xilli Rooney iyo Kaka ay ka soo muuqdeen

(Yurub) 30 Mar 2019. Majaladda ka faalloota sheekooyinka la xiriira qiimeynta lacageed ee ciyaartoyda iyo kooxaha kubadda cagta ayaa soo saartay safkii ugu qaalisanaa sanaddii 2010, xilli Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ay yihiin xiddigahan ugu qiimo sarreeyaan.

Safkan waxaa min saddex ciyaaryahan ku leh kooxaha Manchester United, Barcelona iyo Real Madrid, halka kooxaha London ay labo xiddig ku leeyihiin.

Haddaba halkan hoose kaga bogo safka oo dhammeystiran iyo qiimahooda lacageed:-

Goolhaye: Casillas (Real Madrid) – €35m

Daafacyada: Terry (Chelsea) – €35m; Ferdinand (Man Utd) – €35m; Vidic (Man Utd) – €35m

Khadka Dhexe: Fabregas (Arsenal) – €55m; Xavi (Barcelona) – €65m; Iniesta (Barcelona) – €60m; Kaka (Real Madrid) – €60m; Messi (Barcelona) – €100m

Weerarka: Ronaldo (Real Madrid) – €90m; Rooney (Man Utd) – €55m

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close