Day: March 30, 2020
-
England
Mourinho oo shaaca ka qaaday 11-ka xiddig ee ugu fiicnaa uu macalin u noqday… (Zlatan, Pogba & Eto’o oo ka maqan)
(Yurub) 30 Mar 2019. Tababaraha kooxda kubadda cagta Tottenham Hotspur ee Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday shaxda kooxdii ugu fiicneyd…
Read More » -
England
Halkee ayay ku dambeeyaan 14-kii saxiix ee Tababare Louis Van Gaal sameeyay xilligiisii Man United?
(Manchester) 30 Mar 2019. Tababarihii hore ee qaranka Netherlands, Louis van Gaal ayaa la soo saxiixday illaa 14 ciyaaryahan labadii…
Read More » -
England
Kooxda Man United oo mushahar sare ku soo jiidanaysa Jadon Sancho… (Immisa ayay u soo bandhigeen?)
(Manchester) 30 Mar 2019. Kalsoonida ay ku qabto Manchester United inay la soo saxiixan karto Jadon Sancho suuqa xagaaga ayaa…
Read More » -
France
“Waxaan jeclaan lahaa inaan xirto Maaliyadda lambarka 7-aad ee Barcelona” – Griezmann
(Barcelona) 30 Mar 2019. Ciyaaryahanka Antoine Griezmann ayaa shaaca ka qaaday inuu jeclaan lahaa inuu xirto maaliyadda lambarka 7-aad ee…
Read More » -
Ameerika
Antonio Cassano oo shaaca ka qaaday sababta uu Messi ka door-biday Maradona
(Yurub) 30 Mar 2019. Laacibkii hore ee Kooxda AS Roma, Antonio Cassano ayaa sheegay in Lionel Messi uu ka wanaagsanyahay…
Read More » -
England
Maxay ahayd sababtii uu Cristiano Ronaldo ku doortay Man United, xilli ay doonayeen kooxo badan oo ay ku jirtay Arsenal?
(Manchester) 30 Mar 2019. Xiddigga hadda ka tirsan naadiga Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa doortay Manchester United sanaddii 2003, maadaama…
Read More » -
England
Messi iyo Ronaldo oo hoggaaminaya safkii ugu qiimaha badnaa sanadkii 2010-kii, xilli Rooney iyo Kaka ay ka soo muuqdeen
(Yurub) 30 Mar 2019. Majaladda ka faalloota sheekooyinka la xiriira qiimeynta lacageed ee ciyaartoyda iyo kooxaha kubadda cagta ayaa soo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Paul Pogba oo ku warramay hadal rajo-geliyay taageerayaasha Kooxda Manchester United
(Manchester) 30 Mar 2019. Inkastoo horyaalka Premier League iyo guud ahaan ciyaaraha kala duwan ee dunida ay hakad ku jiraan…
Read More » -
Germany
Kooxda Real Madrid oo ku soo biirtay loollanka loogu jiro difaaca loogu doonista badan yahay suuqa kala iibsiga
(Madrid) 30 Mar 2019. Real Madrid ayaa u diyaar garowday inay dagaal dhanka suuqa ah la gasho kooxaha Arsenal, Barcelona…
Read More » -
England
Mid ka mid ah xiddigii hore ee Premier League oo Liverpool kula dooday inay heshiis cusub ka saxiixaan Virgil Van Dijk
(Liverpool) 30 Mar 2019. Difaaca Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa lagu tilmaamaa difaaca ugu wanaagsan xilligan dunida kubadda cagta…
Read More »