Day: March 29, 2020
-
England
“Waxaa cadaalad ah in Liverpool loo caleemo saaro Premier League” – Xiddig Man City ah
(Manchester) 29 Mar 2020. Xiddig ka tirsan kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa sheegay inay cadaalad tahay in Liverpool ay ku…
Read More » -
England
Pierre-Emerick Aubameyang oo kala hadlay Zidane ku biirista Real Madrid
(London) 29 Mar 2020. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ku wargeliyay Pierre-Emerick Aubameyang inuu ku jiro qorshihiisa suuqa…
Read More » -
England
Rio Ferdinand oo ka dhawaajiyay hadal ka careysiiyay Jamaahiirta Kooxda Liverpool… (Muxuu yiri?)
(England) 29 Mar 2019. Halyeyga kooxda kubadda cagta Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa ku baaqay in la joojiyo xilli…
Read More » -
England
Jamie Carragher oo sharraxay sababtii ay Liverpool isaga diidday inuu macallin u noqdo Jose Mourinho
(Liverpool) 29 Mar 2020. Difaacii hore ee Liverpool, Jamie Carragher ayaa sharraxay sababtii ay kooxdiisii hore u dooratay Rafa Benitez…
Read More » -
England
Rio Ferdinand oo sharraxay sida ay Man United u saameysay xiriirkii kala dhexeeyay saaxiibkiis Frank Lampard
(Manchester) 29 Mar 2020. Saaxiibtinnimada iyo xifaaltanka kubadda cagta waa labo aanan kala harin, marmarka qaarna isa saameeya. Rio Ferdinand…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Aaron Ramsey oo deeq lacageed ku bixiyay la dagaallanka Coronavirus
(Turin) 29 Mar 2019. Laacibka kooxda Juventus ee Aaron Ramsey ayaa lacag dhan 10,000 oo gini gaarsiiyay dalkiisa Wales si…
Read More » -
Horyaallada
Kaliya ma’ahan Lautaro Martinez, Barcelona oo weerar ku ah khadka dhexe ee Kooxda Inter Milan
(Barcelona) 29 Mar 2019. Eric Abidal iyo shaqaalaha farsamada ee naadiga Barcelona ayaa si gaar ah isha ugu haya suuqa…
Read More » -
England
Chelsea oo Kooxda Manchester United ka af-duubanaysa dalabka ay ku doonayso da’yarka Jude Bellingham
(London) 29 Mar 2019. Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay raadinayso inay ka afduubato iskudayada Manchester United ee ay kula…
Read More » -
England
Kooxda Lazio oo ka fiirsanaysa inay u dhaqaaqdo soo xero-gelinta labo xiddig oo ka tirsan Chelsea
(London) 29 Mar 2019. Kooxda kubadda cagta Lazio ayaa lagu soo warramayaa inay miisaameyso inay u dhaqaaqdo labada ciyaaryahan ee…
Read More » -
England
Arsenal oo loo sheegay qiimaha ay ku heli karto xiddiga Kooxda Valencia ee Carlos Soler
(London) 29 Mar 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa in loo sheegay qiimaha ay ku heli karto…
Read More »