Day: March 26, 2020
-
England
Emile Heskey oo kula taliyay Jadon Sancho kooxda ay tahay inuu ku biiro
(Yurub) 26 Mar 2020. Xiddigii hore kooxda kubadda cagta Liverpool ee Emile Heskey ayaa kula taliyay laacibka ay isku wadanka ka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
SAWIRRO: Ibrahimovic oo matali lahaa Bosnia, Alisson oo u ciyaari lahaa Jarmalka & Xiddigaha waa weyn ee K/cagta xulalka ay ka tirsanaan lahaayeen haddii ay dooran lahaayeen dalalka ay asal ahaan ka soo jeedaan!
(Yurub) 26 Mar 2020. Waxaa jira xiddigo caan ah oo ciyaara kubadda cagta, kuwaasoo matala waddamo aysan asal ahaan kasoo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Ciyaaryahan ka tirsanaa Kooxda Real Madrid oo jilaa noqday iyo Filim xiiso leh oo uu la yimid!
(Yurub) 26 Mar 2020. Ciyaartoyda kubadda cagta ciyaara qaarkood ayaa leh hibooyin iyo xirfado kale oo ka baxsan tan lagu…
Read More » -
Italy
Antonio Cassano oo sheegay kooxda uu u arko inay tahay tan ugu fiican adduunka & hal arrin uu ka qoomameynayo
(Yurub) 26 Mar 2020. Weeraryahankii hore xulka qaranka Talyaaniga ee Antonio Cassano ayaa qiray sababtii uu kaga tagay kooxda reer Spain…
Read More » -
Spain
SHAX laga sameeyay 11-kii xiddig ee ugu xumaa taariikhda oo soo maray kooxda Real Madrid!
(Madrid) 26 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa soo martay halyeeyo iyo xiddigo badan ee heer caalami ah tan…
Read More » -
Horyaallada
Kiisaskii ugu horreeyay ee Coronavirus oo laga helay Kooxda Barcelona & Labo shaqsi oo uu ku dhacay
(Barcelona) 26 Mar 2020. Ciyaartoyda kooxda Barcelona ayaa guryahooda ku karaantiilnaa muddooyinkii u dambeeyay si la mid ah sida dadweynaha…
Read More » -
Italy
Luca Toni oo shaaca ka qaaday weeraryahanka uu u baahan yahay Maurizio Sarri xilli ciyaareedka soo socda… (Ma Kane, Icardi, Håland, Werner, mise Jesus?)
(Turin) 26 Mar 2020. Xiddigii hore xulka qaranka Talyaaniga una soo ciyaaray in ka badan hal koox ay ugu horeeyaan Juventus…
Read More » -
England
Hal arrin oo caqabad ku ah heshiiska Bayern Munich iyo Man City ee ku aadan ee Leroy Sane
(Yurub) 26 Mar 2020. Warsidaha Jarmalka ka soo baxa ee “Bild” iyo sidoo kale “Sport 1” ayaa labaduba werrinaya in kooxaha…
Read More » -
Spain
“I xukmiya xilli ciyaareedka soo socda” – Eden Hazard
(Madrid) 26 Mar 2020. Xiddiga reer Belgium iyo kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Eden Hazard ayaa fariin u diray taageerayaasha,…
Read More » -
England
Barcelona oo shaaca ka qaadday qiimaha ay ku iibineyso Griezmann & Ingiriiska oo looga gacan haatinayo
(Barcelona) 26 Mar 2020. Antoine Griezmann ayaa xagaagii aynu soo dhaafnay Barcelona kaga soo qaadatay Atletico Madrid 110 Milyan oo gini,…
Read More »