Day: March 25, 2020
-
France
“Neymar Jr wuxuu ka fiican yahay xitaa Lionel Messi” – Halyey hore xulka qaranka Brazil ah
(Yurub) 25 Mar 2020. Xiddigaha Neymar Jr iyo Lionel Messi ayaa waxay si wadajir ah ugu soo ciyaareen kooxda kubadda cagta…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Cod laga xaday oo lagu ogaaday nooca ciyaaryahan ee uu yahay Laacibka Manchester United ee Bruno Fernandes!
(Manchester) 25 Mar 2020. Kooxda Manchester United ayaa baahi daran oo dhanka saxiixyada ah baadi goobeysay intii uu furnaa suuqii…
Read More » -
Spain
Madaxweynaha xiriirka kubadda cagta Spain oo shaaca ka qaaday xaallada kaliya uu dib ugu soo laaban karo horyaalka La Liga
(Madrid) 25 Mar 2020. Kubadda cagta Yurub ayaa waxbadan uu hoos u dhaca ku yimid kaddib faafitaanka Coronavirus, gaar ahaan dalka…
Read More » -
Spain
Kabtanka Kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos oo wada shaqeyn la billaabay hay’adda UNICEF
(Madrid) 25 Mar 2020. Difaaca kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa si cad ugu dhawaaqay inuu hay’adda UNICEF kala…
Read More » -
England
Kooxda Chelsea oo ka faa’iideysanaysa xaaladda ka dhex taagan Barcelona iyo Ter Stegen
(London) 25 Mar 2020. Majaladda Football London ayaa warrinaysa in kooxda Chelsea ay rajo wacan ka qabto la soo saxiixashada…
Read More » -
England
Luís Nani oo sheegay inuu wax baray Cristiano Ronaldo xilli uu doortay shaxdiisa SHAN geesoodka ah
(Manchester) 25 Mar 2020. Xiddigii hore kooxda Manchester United ee reer Portugal Luís Nani ayaa u doortay inuu qeyb kaga soo…
Read More » -
England
Kooxo waa weyn oo ay ka mid tahay Man United oo albaabka u soo garaacay Cristiano Ronaldo
(Manchester) 25 Mar 2020. Sida wararku ay sheegayaan kooxo waa weyn oo ka dhisan qaaradda Yurub oo ay ka mid…
Read More » -
England
Kooxda Barcelona oo qaboojisay xiisihii ay u qabtay Aubameyang & Laacibka ay awoodeeda isugu geynayso oo la ogaaday
(Barcelona) 25 Mar 2020. Sida ay warinayso Jariiradda Star Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa qaboojisay xiisihii ay u qabtay Pierre-Emerick…
Read More » -
England
Kooxda Chelsea oo amaah ku doonaysa Weeraryahan ka tirsan Real Madrid
(London) 25 Mar 2020. Kooxda Chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay ka fiirsanayso in ay amaah ku soo qaadato…
Read More » -
England
Kooxda Manchester City oo ku soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa Fabian Ruiz
(Manchester) 25 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay loollanka loogu jiro…
Read More »