Day: March 24, 2020
-
Italy
Pelé oo sheegay xiddiga uu arko inuu yahay kan ugu fiican kubadda cagta ee adduunka… (Ma Ronaldo mise Lionel Messi?)
(World) 24 Mar 2020. Halyeeyga reer Brazil ee Pelé ayaa sheegay xiddiga uu arko inuu yahay kan ugu fiican kubadda cagta…
Read More » -
England
Ferdinand oo kala taliyay Coutinho kooxda ay haboon tahay inuu ku biiro… (Ma Chelsea, Man United, Arsenal mise Tottenham?)
(England) 24 Mar 2020. Barcelona ayaa sugeysa go’aanka kooxda kubadda cagta Bayern Munich ee ah in heshiiska amaahda ah xiddiga reer…
Read More » -
France
Marco Materazi oo Maaliyaddii uu ku qaaday Koobkii Adduunka 2006 u iibinaya si uu dadka ugu caawiyo
(Rome) 24 Mar 2020. Difaacii hore ee qaranka Taliyaaniga, sidoo kalena kula guuleystay Koobkii Adduunka ee 2006, Marco Materazi ayaa…
Read More » -
England
Jadon Sancho oo ah da’yarka ugu qaalisan kubadda cagta, isagoo laban laab dheer Haaland… (Ka bogo 20-ka da’yar ee ugu qaalisan)
(Yurub) 24 Mar 2020. Shabakadda CIES Football Observatory ayaa ku qiimeysay Jadon Sancho inuu yahay da’yarka ugu qaalisan kubadda cagta,…
Read More » -
England
Hadal uu xiddig hore ee kooxda Liverpool ah ka sheegay Sadio Mané oo uu cid kasta kaga naxsaday… (Muxuu yiri?)
(Liverpool) 24 Mar 2020. Laacibkii hore kooxda kubadda cagta Liverpool ee Mohamed Sissoko ayaa wuxuu shaaca ka qaaday suurtogalnimada uu…
Read More » -
England
Torres oo ku biirray Liverpool, Pepe oo u dhaqaaqay Real Madrid & Saxiixyadii la sameeyey xagaagii 2007 ee noqday kuwo guuleystay
(Yurub) 24 Mar 2020. Maalmihii ugu dambeeyay, waxaan aqristayaal idin la wadaageynay sheekooyin ku saabsan qiimeynta lacagaha ciyaartoyda ee sanadihii…
Read More » -
England
Macallin Frank Lampard oo isagoo Eeygiisa wata dhex wareegaya Magaalada London… +SAWIRRO
(London) 24 Mar 2020. Macallinka kooxda Chelsea ee Frank Lampard ayaa iska indho tiray xaaladda cabsida ah ee magaalada London,…
Read More » -
England
Manchester United oo dooneysa inay hesho adeegga xiddig ka tirsan kooxda Chelsea
(Manchester) 24 Mar 2020. Wargeysyada England ayaa waxay shaaca ka qaadeen in kooxda Manchester United ay xiiseyneyso lasoo saxiixashada xiddiga…
Read More » -
England
Alexander-Arnold oo shaaca ka qaaday kooxda uu ka taageero Spain & xiddiga uu jecelyahay Messi iyo Ronaldo
(Liverpool) 24 Mar 2020. Daafaca garabka midig ee kooxda kubadda cagta Liverpool Trent Alexander-Arnold ayaa shaaca ka qaaday kooxda uu…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Macallin Jose Mourinho oo la arkay isagoo caawinaya dadka uu saameeyay caabuqa Coronavirus
(London) 24 Mar 2020. Tababaraha kooxda Tottenham ee Jose Mourinho ayaa muujiyay dadnimo wanaagsan kaddib markii uu boorsooyin ku beegay…
Read More »