Day: March 22, 2020
-
Spain
Ter Stegen oo si cad u sheegay ciyaaryahankii ugu adkaa uu ka hor yimid xirfadiisa kubadda cagta
(Barcelona) 22 Mar 2020. Wargeyska “Mundo Deportivo” ee dalka Spain ayaa wuxuu shaaca ka qaaday wareysi uu bixiyay goolhaayaha reer Germany…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Robert Lewandowski iyo Xaaskiisa oo lacago ku bixinaya ka hor tagga Caabuqa Coronavirus
(Munich) 22 Mar 2020. Weeraryahanka Kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski iyo xaaskiisa Anna ayaa ku dhowaaqay inay lacag hal…
Read More » -
France
Antoine Griezmann oo ka qayb qaadanaya dib ugu soo laabashada Neymar ee Kooxda Barcelona
(Barcelona) 22 Mar 2020. Bogga hore ee majaladda Sport ayaa lagu qoray in Barcelona ay u lacag u aruursaneyso saxiixa…
Read More » -
England
“Liverpool horyaalka waa ay kuu guuleysanaysaa, wayna u qalantaa” – Wayne Rooney
(Liverpool) 22 Mar 2020. Halyeygii hore ee Manchester United, Wayne Rooney ayaa qiray in Liverpool ay mudan yihiin ku guuleysiga…
Read More » -
Horyaallada
Kalidou Koulibaly oo ku war-galiyay madaxda sare ee Kooxda Napoli inuu doonayo inuu tago… (Halkee ku sii jeedaa?)
(Naples) 22 Mar 2020. Daafaca dhexe ee kooxda Napoli, Kalidou Koulibaly ayaa lagu soo waramayaa inuu ku war galiyay madaxweynaha…
Read More » -
Horyaallada
Luis Suarez oo Jamaahiirta Kooxdiisa Barcelona ku war-geliyey xilliga uu garoomada dib ugu soo laabanayo
(Barcelona) 22 Mar 2020. Laacibka kooxda Barcelona ee Luis Suarez ayaa ka warramay xaaladdiisa dhaawac, isagoo tilmaamay inuu diyaar noqon…
Read More » -
England
Kooxda Liverpool oo heshiisyo cusub ka saxiixanaysa Labo ka mid ah xiddigaheeda muhiimka ah
(Liverpool) 22 Mar 2020. Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay dhameystiri doonto qandaraasyada cusub ee ay ka saxiixanayso xidigaheeda muhiimka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Cristiano Ronaldo oo baraya sida carruurta ay isaga dhaqayaan gacmaha si ay kaga hortagaan Coronavirus
(Yurub) 22 Mar 2020. Tan iyo markii caabuqan uu noqday mid ku faafa dunida kubadda cagta, dhammaan talo bixiyeennada caafimaadka…
Read More » -
England
Kooxda Liverpool oo kula soo biirtay Man United, Real Madrid iyo Barcelona loollanka loogu jiro saxiixa…
(Liverpool) 22 Mar 2020. Maadaama xagaagii hore Liverpool aysan sameyn dukaameysi xoog leh, waxay doonayaan inay xagaagan ciyaartoy badan ay…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo u dhaqaaqeysa soo xero-gelinta xiddig 22-sano jir ah oo Weerarka ka ciyaara
(London) 22 Mar 2020. Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay ka fiirsanayso inay u dhaqaaqdo weeraryahanka kooxda Celtic ee…
Read More »