Day: March 21, 2020
-
England
Liiska 10-ka xiddig ee ugu bandhiga fiican horyaalada waa weyn ee yurub xilli ciyaareedkan oo la shaaciyay…(Miyey ku jiraan Messi iyo Ronaldo?)
(Yurub) 21 Mar 2020. Inkastoo aanu dhamaanin horyaalada waaweyn ee yurub xilli ciyaareedkan, haddana waxaa la soo saaray liiska 10-ka xiddig…
Read More » -
Italy
Ciyaaryahankii saddexaad ee ka tirsan kooxda Juventus oo laga helay caabuqa Coronavirus kaddib Rugani iyo Matuidi
(Turin) 21 Mar 2020. Xiddig ka tirsan Kooxda kubadda cagta ee Juventus ayaa ku dhawaaqay inuu ku dhacay caabuqa Coronavirus, kaddib…
Read More » -
Spain
Fabio Capello oo ka warbixiyay dhibaatooyinka heysta kooxda Real Madrid xilli ciyaareedkan
(Madrid) 21 Mar 2020. Macalinka reer Talyaani ee Fabio Capello ayaa cadeeyay dhibaatooyinka ugu waa weyn ay la dhibtooneyso kooxda kubadda…
Read More » -
England
Salah » Man City, Mane » Man United & Kooxaha ciyaara horyaalka Premier League ee ay ku kala biiri lahaayeen xiddigaha Liverpool haddii aysan ku biiri lahayn Reds
(England) 21 Mar 2020. Warbixintaan waxaa ku eegi doonnaa kooxaha ciyaara horyaalka Premier League-ga ee ay ku biiri lahaayeen xiddigaha…
Read More » -
England
Afar laacib oo ka tirsan Chelsea, Labo u ciyaarta Liverpool & Safka ugu fiican xiddigaha Premier League ee uu qandaraaskoodu ka dhacaayo xagaagan
(London) 21 Mar 2020. Maadaama marka uu xilli ciyaareedka dhammaado ay dhici doonaan heshiisyo badan oo ay ciyaartoyda kula jiraan…
Read More » -
England
Miyuu Tababaraha Man United ee Ole Gunnar Solskjaer doonayay inuu ceshto Romelu Lukaku? – Laacibka laftiisa ayaa ka jawaabaya
(Manchester) 21 Mar 2020. Romelu Lukaku ayaa sheegay in uusan lahayn awood uu ku sii joogo Kooxda Man United, inkastoo…
Read More » -
England
Saddexda difaac ee ku jira diiwaanka bartilmaameedyada suuqa ee Macallin Jurgen Klopp oo shaaca laga qaaday
(Liverpool) 21 Mar 2020. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa qorsheynaya suuqa xagaagan inuu si wanaagsan kaga dukaameysto, xilli…
Read More » -
England
Jude Bellingham oo kala doortay Manchester United iyo Liverpool… (Kooxdee ayuu doonayaa inuu ku biiro?)
(Manchester) 21 Mar 2020. Da’yarka Birmingham City ee Jude Bellingham ayaa lagu soo warammayaa inuu jeclaan lahaa inuu ku biiro…
Read More » -
Wararka
UEFA oo raali-galin ka bixsay jaha-wareer ay ku abuurtay Jamaahiirta kubadda cagta
(Yurub) 21 Mar 2020. Xiriirka kubadda cagta Yurub ee loo yaqaano UEFA ayaa dhowaan jahwareer ku abuurtay Jamaahiirta ku taxan…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo la kulantay Wakiillada Thomas Lemar… (Maxaa laga wadahadlay?)
(Manchester) 21 Mar 2020. Kooxda Manchester United ayaa la warinayaa inay la kulantay wakiillada Thomas Lemar isbuucii la soo dhaafay…
Read More »