Day: March 20, 2020
-
Suuqa
Kooxda FC Sion oo sabab yaab leh u ceyrisay xiddigii hore Arsenal ee Alex Song iyo Johan Djourou
(Yurub) 20 Mar 2020. Labada xiddig ee kala ah Alex Song iyo Johan Djourou ayaa ka mid ah sagaal ciyaaryahan oo…
Read More » -
England
Fernando Torres oo doortay shaxdii ugu fiicneyd xiddigihii uu ka gabar ciyaaray xirfadiisa kubadda cagta
(Liverpool) 20 Mar 2020. Maanta oo ay taariikhdu tahay 20-ka bisha March xiddiga reer Spain ee Fernando Torres oo horey ugu…
Read More » -
England
“Saalax iyo Mane kuma biiri doonaan Real Madrid ama Barcelona” – McManaman
(Liverpool) 20 Mar 2020. Halyeeyga kooxda kubadda cagta Liverpool ee Steve McManaman ayaa sheegay in labada xiddig Sadio Mané iyo Maxamed…
Read More » -
England
Lix arrin oo la go’aamin doono marka uu horyaalka Premier League-ga soo laabto
(England) 20 Mar 2020. Maadaama uu weli sii faafayo caabuqa Coronavirus, horyaalka Premier League-ga ayaa la sugi doonaa illaa dhammaadka bisha…
Read More » -
England
Halyey kooxda Liverpool ah oo ku baaqay in Paul Pogba uu ka tago Manchester United
(England) 20 Mar 2020. Halyey kooxda kubadda cagta Liverpool ah ayaa codsaday in xiddiga reer France ee Paul Pogba uu ka…
Read More » -
Spain
Tebas oo kooxaha La Liga ku wargeliyay inay tababarka u billaabaan sida ugu dhaqsiyaha badan
(Madrid) 20 Mar 2020. Madaxweynaha La Liga ee Javier Tebas ayaa shir muuqaal ah uu u qabtay kooxaha horyaalka heerka koowaad…
Read More » -
Spain
Xubin ka mid ah xiddig ka tirsan kooxda Real Madrid oo u geeriyooday caabuqa Coronavirus
(Madrid) 20 Mar 2020. Caabuqa dunida ku faafaya ee Coronavirus ayaa saameeyay ciyaartoy badan oo kubadda cagta ku xamaasha iyo qoysaskooda.…
Read More » -
France
PSG oo ku raad joogta wadadii ay kusoo qaadan laheyd bar-tilmaameedka buuxa ee kooxda Barcelona
(Paris) 20 Mar 2020. Wargeyska “Tuttosport” ee dalka Talyaaniga ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in saraakiisha kooxda Paris Saint-Germain ay ku…
Read More » -
Spain
Xilliga la filayo in dib uu u soo laaban doono horyaalka La Liga oo la shaaciyay
(Spain) 20 Mar 2020. Madaxweynaha La Liga ee Javier Tebas ayaa shaaca ka qaaday maanta oo jimco ah taariikhda ay suurtagal…
Read More » -
Italy
Pochettino oo shaaca ka qaaday weeraryahanka uusan ka labo-labeyn doonin inuu la shaqeeyo
(Yurub) 20 Mar 2020. Tababarihii hore kooxda kubadda cagta Tottenham Hotspur ee reer Argantina Mauricio Pochettino ayaa ammaan u soo jeediyay…
Read More »