Hazard, Kane, Asensio, Rashford & Guud ahaan Xiddigaha waa weyn ee ay macquul tahay inay xulalkooda dib u soo laabtaan EURO 2021

(Yurub) 19 Mar 2020.  Xiddigo waa weyn ayaa la filayaa inay dib ugu soo laabtaan xulalkooda ciyaaraha EURO 2021-ka, waxaana hoggaamina Hazard, Kane, Asensio iyo Rashford.

War fiican ayuu u yahay xiddigaha aan magacyadooda idiin soo gudbin doono in dib loo dhigay ciyaaraha qarammada ee Euro 2020, waxaana xiddigahan oo dhaawacyo ku maqan ay awood u yeelan doonaan sida ay u badan tahay inay metelaan xulalkooda inta lagu guda jiro tartanka qarammada Yurub ee 2021-ka.

Haddaba halkaan hoose ka eeg xiddigaha magacyada waa weyn ee la filayo inay xulalkooda dib ugu soo laabtaan iyo taariikhda la sugayo inay dib ugu soo noqdaan garoomada.

Hazard – 31 May 2020

Rashford – 20 April 2020

Kane – lama hubo

Asensio – 29 Mar 2020

Zaniolo – 31 Aug 2020

Dembele – 04 Aug 2020

Depay – 01 Jul  2020

Sawirka hoosena waxaad dushiisa ka arki kartaa kualmmada ay xaddigahan u ciyaareen kooxahooda:-

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close