Day: March 19, 2020
-
England
Halyey kooxda Chelsea ah oo ka digay heshiiska Philippe Coutinho
(London) 19 Mar 2020. Halyeey kooxda kubadda cagta Chelsea ah ayaa ka digay heshiiska xiddiga reer Brazil ee Philippe Coutinho oo…
Read More » -
England
Liiska xiddigaha uu sida waalida ah kor ugu kacay qiimahooda suuqa sanadka 2020… (Håland, Sancho iyo kuwo kale oo qeyb ka ah)
(Yurub) 19 Mar 2020. Xiddigo badan oo ah kuwa soo karaya ee kubadda cagta Yurub ayaa waxay ku guuleysteen in ay…
Read More » -
Ameerika
Xiddig hore ee xulka qaranka Brazil ah oo ka warbixiyay qaabka loo joojiyo Lionel Messi
(Brazil) 19 Mar 2020. Xiddigii hore ee xulka qaranka Brazil ah ayaa shaaca ka qaaday in Selecao ay si adag kaga…
Read More » -
England
Xiddig hore kooxda Liverpool ah oo codsaday in la iibiyo Maxamed Saalax, wuxuuna tilmaamay badelkiisa
(Manchester) 19 Mar 2020. Maxamed Saalax ayaa ku soo bandhigay xilli ciyaareed adag kooxdiisa Liverpool, wuxuuna dhaliyay 20 gool tartamada oo…
Read More » -
England
Hazard, Kane, Asensio, Rashford & Guud ahaan Xiddigaha waa weyn ee ay macquul tahay inay xulalkooda dib u soo laabtaan EURO 2021
(Yurub) 19 Mar 2020. Xiddigo waa weyn ayaa la filayaa inay dib ugu soo laabtaan xulalkooda ciyaaraha EURO 2021-ka, waxaana…
Read More » -
England
Safkii ugu qaalisanaa sanadkii 2004 oo la shaaciyey… (Ronaldinho oo hoggaaminaya, halka Arsenal & Real Madrid ay tiro ciyaartoy ah ku leeyihiin)
(Yurub) 19 Mar 2020. Majaladda Transfermarket ayaa soo daabacday qiimeyn kale oo dhanka ciyaartoyda ah, waxaana markaan ay qiimeyn ku…
Read More » -
England
Wax ka ogow 10-ka laacib ee ugu qaalisan xilligan… (Mbappe oo hooggaanka haya, Messi oo 8-aad ku jira & Nerymar oo 3-aad fadhiya!)
(Yurub) 19 Mar 2020. Sida dad badani ay qabaan, Lionel Messi waa ciyaaryahanka ugu wanaagsan kubadda cagta xilligan, dadka qaar…
Read More » -
England
Paul Pogba oo sharraxay sababta uu u xirtay Maaliyadda Kooxda Juventus markii uu tababaranayay!
(Manchester) 19 Mar 2020. Laacibka khadka dhexe kaga ciyaara kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa ka careysiiyay taageerayaasha kooxdiisa…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United United oo dhageysanaysa dalabyada u imaanaya Paul Pogba… (Imise Milyan ayay ku fasaxaysaa?)
(Yurub) 19 Mar 2020. Kooxda Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay ugu dambeyn diyaar u tahay iibinta saxiixooda ugu…
Read More » -
Spain
Kooxda Real Madrid oo iska fasaxeysa SHAN xiddig suuqa xagaaga ee soo socda
(Madrid) 19 Mar 2020. Waxay u muuqataa in Real Madrid ay qarka u saaran tahay in suuqa kala iibsiga xagaaga ee…
Read More »