Day: March 17, 2020
-
Italy
Ciyaaryahankii labaad ee ka tirsan kooxda Juventus oo laga helay caabuqa Coronavirus
(Turin) 17 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa ku dhawaaqday in xiddigeeda Blaise Matuidi uu noqday ciyaaryahankeeda labaad ee laga…
Read More » -
Spain
Xiriirka Kubadda Cagta Spain oo shaaca ka qaaday xilliga la filayo in la soo gaba gabeyn doono horyaalka La Liga
(Spain) 17 Mar 2020. Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta Spain ee Luis Rubiales ayaa shir jaraa’id uu ka soo muuqday wuxuu…
Read More » -
England
Halyeey Arsenal ah oo sharaxay sababta aan Liverpool loogu caleymo saari Karin horyaalka Premier League
(England) 17 Mar 2020. Halyeey Arsenal ah ayaa sharaxay sababta aan Liverpool loogu caleymo saari Karin horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan.…
Read More » -
England
Bruno Fernandes oo tilmaamay sababta uu ugu dhiirraday inuu ku biiro kooxda Man United
(Manchester) 17 Mar 2020. Xiddiga khadka dhexe reer Portugal iyo kooxda Manchester United ee Bruno Fernandes ayaa cadeeyay in wadankiisa…
Read More » -
England
Safka Liverpool oo noqday kan ugu qaalisan qaaradda Yurub & Kooxaha ku soo xiga
(Liverpool) 17 Mar 2020. Kaddib u kuur gelid dheer oo ay sameysay CIES Football Observatory, waxay soo saartay kooxaha ugu…
Read More » -
Spain
Madaxweynaha La Liga oo ugu bishaareeyay taageerayaasha war farxad leh oo ku aadan dib u dhaca kulamada horyaalka
(Madrid) 17 Mar 2020. Madaxweynaha horyaalka La Liga ee Javier Tebas ayaa kalsooni ka muujiyey inuusan waqti dheer sii socon doonin…
Read More » -
England
Macalin Ole Gunnar Solskjæ oo si aan horey loo arag u ammaanay qaab ciyaareedka Bruno Fernandes
(Manchester) 17 Mar 2020. Macalinka kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa si weyn u ammaanay qaab ciyaareedka…
Read More » -
Germany
Real Madrid oo qorsheeneysa inay marto wado ay horey u qaaday si ay ula soo saxiixato Jadon Sancho
(Madrid) 17 Mar 2020. Sida ay shaaca ka qaadeen wargeysyada ka soo baxa gudaha dalka Faransiiska maanta oo Talaado ah, kooxda…
Read More » -
England
Griezmann, Reus, Auba iyo Mata – Maxaad ka taqaanaa Siddeed ciyaaryahan oo waa weyn, kuwaasoo ku dhow in xirfaddooda ay ku dhammeystaan iyagoo aan horyaal ku guuleysan?
(Yurub) 17 Mar 2020. In meesha ugu sarreysa laga gaaro ciyaarta kubadda cagta waa riyada uu leeyahay ciyaaryahan walba, kuwa…
Read More » -
England
Lautaro Martinez oo diyaar u ah inuu wada hadallo la furo Kooxaha Chelsea iyo Man City… (Maxaa helay Barcelona?)
(London) 17 Mar 2020. Weeraryahanka kooxda Inter Milan ee Lautaro Martinez ayaa si aad ah ugu sii dhowaanaya ku biirista…
Read More »