Day: March 14, 2020
-
England
Jamie Carragher oo sheegay qaabka loo soo afjari karo horyaalka Premier League
(England) 14 Mar 2020. Halyeeyga kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jamie Carragher ayaa difaacay fursada ay kooxdiisa ugu guuleysan karto hanashada…
Read More » -
Spain
Lionel Messi oo soo diray fariin ku aadan Coronavirus
(World) 14 Mar 2020. Xiddiga reer Argantina iyo kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa diray fariin uu ku taageerayo dhammaan dadka…
Read More » -
Italy
Paulo Dybala oo Instagram-kiisa ku soo bandhigay wixii uu qabanayey, xilli la sheegay inuu ku dhacay Coronavirus
(Buenos Aires) 14 Mar 2020. Paulo Dybala ayaa dadka la socda la wadaagay muuqaal isagoo karsanaya cuntada dhaqanka dalkiisa Argentina,…
Read More » -
Champ' League
UEFA oo ay macquul tahay inay soo bandhigto xal layaab leh si loo dhammeystiro tartammada Champions League iyo Europe League
(Yurub) 14 Mar 2020. Xiriirka Kubadda Cagta Yurub ee UEFA wuxuu qorsheynayaa in la dhameystiro kulamada ka harsan tartamada Champions League…
Read More » -
Horyaallada
Kooxda Elman oo bixisay abaal-marinta xiddiga bisha Febraayo ugu fiicnaa & Goolkii ugu quruxda badnaa ee la dhaliyey bishaas
(Muqdisho) 14 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Elman ayaa ah kooxda kaliya dhiiri-galiso xiddigaheeda, iyado bil walba abaal-marin bixiso taas…
Read More » -
Ameerika
Ronaldinho oo kulan kubadda cagta ah ku ciyaaray garoon ku yaala gudaha Xabsiga uu ku xiran yahay… (Imise gool ayuu dhaliyey, meeqa ayuuse dhiibay?)
(Asunción) 14 Mar 2020. Ronaldinho ayaa ku ciyaaray kulan kubadda cagta garoon Futsal ah oo ku yaala xabsiga uu ku…
Read More » -
Spain
Vinicius Jr oo shaaca ka qaaday sababta uu Real Madrid kaga door biday Barcelona
(Madrid) 14 Mar 2020. Xiddiga reer Brazil iyo kooxda Real Madrid ee Vinicius Jr ayaa shaaca ka qaaday sababta uu Los…
Read More »