Day: March 13, 2020
-
Italy
Cristiano Ronaldo oo diray fariin ku saabsan cudurka Coronavirus
(Yurub) 13 Mar 2020. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Juventus iyo xulka qaranka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa fariin u diray taageerayaashiisa,…
Read More » -
Champ' League
Xiddiga ku guuleystay abaal-marinta laacibka isbuuca ee Champions League oo la shaaciyay… (Ma Oblak mise Ilicic?)
(Yurub) 13 Mar 2020. Halyeeyga kooxda Atalanta ee Josip Ilicic ayaa ku garaacay Jan Oblak abaal-marinta xiddiga Isbuuca ee Champions League,…
Read More » -
England
Kulamada Premier League oo dib loo dhigay… (Goormee la qorsheeyay in dib loo ciyaaro?)
(England) 13 Mar 2020. Xiriirka kubadda cagta ee horyaalka Premier League ayaa ku dhawaaqay maanta oo Jimco ah in dib loo…
Read More » -
Champ' League
UEFA oo go’aan rasmi ah ka soo saartay tartamada Champions League iyo Europa League
(Yurub) 13 Mar 2020. Xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqay dib u dhigista dhamaan kulamada laga ciyaari lahaa…
Read More » -
England
Tababare Solskjær oo ka hadlay mustaqbalka Paul Pogba ee kooxda Man United
(Madrid) 13 Mar 2020. Macalinka kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa xaqiijiyay in xiddiga reer France ee…
Read More » -
England
Bruno Fernandes oo ugu dambey ka hadlay wixii isaga iyo Pep Guardiola ku dhex maray kulankii Manchester Derby
(Manchester) 13 Mar 2020. Laacibka qadka dhexe ee kooxda Man United ee Bruno Fernandes ayaa ka hadlay falkii muranka dhaliyay uu…
Read More » -
England
Thomas Partey oo bar-tilmaameed u noqday mid ka mid ah kooxaha waa weyn ee Premier League
(Madrid) 13 Mar 2020. Xiddiga khadka dhexe Atlético Madrid ee Thomas Partey ayaa si wacan ula shaqeeyay kooxdiisa kulankii ay la…
Read More » -
England
RASMI: Chelsea oo shaacisay in xiddig ka tirsan kooxdeeda uu ku dhacay cudurka Coronavirus
(London) 13 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa ku dhawaaqday in ciyaaryahan ka tirsan safkeeda uu haleelay cudurka Coronavirus.…
Read More » -
England
Ole Gunnar Solskjær oo si xoogan u ammaanay xiddig ka tirsan Man United kaddib guushii ay ka gaareen kooxda LASK
(Manchester) 13 Mar 2020.Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa kaddib guushii naxariisdarrada aheyd ay xalay…
Read More »