Sidee ayuu Cronaviroska Kooxda Liverpool uga horistaagi karaa riyadooda hanashada horyaalka Premier League?

(Liverpool) 12 Mar 2020. Kubadda cagata caalamka ayaa u muuqanaysa mid aan xasilooni badan lahayn, waxaana laga cabsi qabaa in gabi ahaanba la joojiyo ciyaaraha qeybahooda kala duwa kaddib caabuqa aad u faafaya ee Caronaviros.

Waxa aynu warbxintaan ku eegi doonaa miyey macquul tahay in horyaalka Premier lague gabi ahaanba la joojiyo, taasina ay keeni doonto in Liverpool riyadooda hanasada horyaalka ay waayi doonaan.

Warbxiintaan waxaa inoo diyaariyay Wariyaheena Shaafici Maxamud Nuur (Shaafinho) ee ka daawo muuqaalka hoose:-

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close