Day: March 12, 2020
-
England
Man United oo guul weyn ka soo heshay kooxda LASK kulankii lugta hore ee wareega 16-ka tartanka Europa League… +SAWIRRO
(Yurub) 12 Mar 2020. Manchester United ayaa guul weyn ka soo heshay kooxda LASK oo ay booqatay kulankii lugta hore ee…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Kulanka Man City iyo Real Madrid ee Champions League oo dib loo dhigay
(Yurub) 12 Mar 2020. Kulanka lugta labaad wareega 16-ka tartanka UEFA Champions League ee dhax mari lahaa kooxaha Manchester City iyo…
Read More » -
England
Sidee ayuu Cronaviroska Kooxda Liverpool uga horistaagi karaa riyadooda hanashada horyaalka Premier League?
(Liverpool) 12 Mar 2020. Kubadda cagata caalamka ayaa u muuqanaysa mid aan xasilooni badan lahayn, waxaana laga cabsi qabaa in…
Read More » -
Champ' League
Van Dijk oo xaqiijiyay in ciyaartoyda Liverpool ay aad uga naxeen inay ka haraan Champions League
(Liverpool) 12 Mar 2020. Daafaca reer Holland iyo kooxda Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa sheegay in ciyaartoyda Reds aysan awoodin…
Read More » -
England
Borussia Dortmund oo ku wargalisay Man United iyo Liverpool go’aankeeda ku aadan iibka Jadon Sancho
(Borussia) 12 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Borussia Dortmund ayaa go’aamisay qiimaha ay ku fasixi karto xiddigeeda reer England ee Jadon…
Read More » -
England
Kooxda Manchester City oo ku soo biirtay tartanka loogu jiro Harry Kane… (Imise MIlyan oo gini ayay ku doonaysaa?)
(Manchester) 12 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa la soo warinayaa inay ku soo biirtay tartanka loogu jiro…
Read More » -
England
Kooxaha Chelsea iyo Tottenham oo ugaarsanaya goolhaye ka ciyaara horyaalka Premier League
(London) 12 Mar 2020. Kooxaha reer London ee Chelsea iyo Spurs ayaa lagu soo warramayaa inay ugaarsanayaan goolhayaha ka ciyaara…
Read More » -
Champ' League
Afarta ciyaaryahan ee u sharraxan xiddiga Isbuuca ee Champions League oo la shaaciyey & Goolhaye Jan Oblak oo hoggaaminaya
(Yurub) 12 Mar 2020. Xiriirka kubada cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqay ciyaartoyda u sharraxan abaal-marinta xiddiga isbuuca…
Read More » -
Champ' League
Neymar Jr oo si adag ugu jawaabay Haaland kaddib guushii ay PSG xalay ka gaartay Dortmund ee Champions League
(Paris) 12 Mar 2020. Neymar Jr ayaa si adag ugu jawaabay Haaland kaddib guushii kooxdiisa ay xalay ka gaartay Dortmund…
Read More » -
Champ' League
Dhammaan saddexdii gool ee xalay Atletico ku heshay garoonka Anfield waxaa dhaliyey xiddigihii hore ee Kooxda Real Madrid
(Liverpool) 12 Mar 2020. Kulan adag oo ka tirsan lugta labaad ee wareegga 16-ka Champions League ayaa xalay ka dhacay…
Read More »