Siddeed xiddig oo dib ugu soo laaban kara kooxda Barcelona… (Neymar Jr, Icardi iyo kuwo kale)

(Barcelona) 10 Mar 2020. Kooxda Barcelona ayaa suuqa ugu jirta soo qaadashada xiddigo badan oo tayo leh waxaana la isle dhex marayaa in kooxda difaacanayesa  horyaalka La  Liga ay dib usoo ceshan karto siddeed xiddig oo kooxda ka tagay.

Siddeedan xiddig qaarkood wey adag tahay in Barca ay soo ceshato waaana kuwa misaan leh halaka kuwa kalana ay sahal tahay in dib ay ugu soo laabtaan garoonka Camp Nou.

Magacyadda liiskan ku jira waxa laga xusi karaa Neymar jr , Icardi iyo xiddigo kale oo waweyn waxaana warbxiintaan inooga diyaariyay Shaafici Maxamuud Nuur “Shaafinho” ee ka daawo muuqaalka hoose:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close