Day: March 10, 2020
-
Champ' League
Kooxaha RB Leipzig iyo Atalanta oo u gudbay wareega siddeed dhamaadka UCL, kaddib markii ay garaaceen Tottenham iyo Valencia… +SAWIRRO
(Yurub) 11 Mar 2020. Kooxda RB Leipzig ayaa iska xaadirasay wareega siddeed dhamaadka UEFA Champions League, kaddib markii ay cel celis…
Read More » -
Spain
Siddeed xiddig oo dib ugu soo laaban kara kooxda Barcelona… (Neymar Jr, Icardi iyo kuwo kale)
(Barcelona) 10 Mar 2020. Kooxda Barcelona ayaa suuqa ugu jirta soo qaadashada xiddigo badan oo tayo leh waxaana la isle dhex…
Read More » -
Spain
saameyn intee le’eg ayeey ku yeelatay Barcelona bixitaankii Neymar Jr? – Bartomeu ayaa ka jawaabaya
(Barcelona) 10 Mar 2020. Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Josep Maria Bartomeu ayaa sheegay in u dhaqaaqistii Neymar Jr ee…
Read More » -
Ameerika
Xiddigii hore ee Kooxda Arsenal oo noqday laacibka saddexaad ee sida ugu dhaqsaha badan ku gaaray 50 oo horyaalka MLS-ka ah
(Los Angeles) 10 Mar 2020. Ciyaaryahankii hore ee Gunners, Carlos Vela ayaa noqday ciyaaryahanka saddexaad ee sida ugu dhaqsiyaha badan…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Maamulka gobolka Catalonia oo go’aan ka soo saaray kulanka Barcelona iyo Napoli sababo la xiriira Coronavirus
(Catalonia) 10 Mar 2020. Maamulka gobolka Catalonia ayaa ku dhawaaqay maanta oo Talaado ah in kooxaha Barcelona iyo Napoli ay…
Read More » -
England
SHAX isku dhaf ah oo laga sameeyay Kooxaha Man City vs Arsenal ka hor kulankooda habeen dambe ee Premier League… (Yaa xiddigaha ugu badan ku leh?)
(Manchester) 10 Mar 2020. Kooxaha Arsenal iyo Manchester City ayaa habeen dambe ku ballansan garoonka Etihad Stadium , ciyaar qeyb…
Read More » -
England
Miyey Manchester City kalsooni ku qabtaa in Sergio Aguero uu la sii joogi doono xilli ciyaareedka soo socda?
(Manchester) 10 Mar 2020. Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay kalsooni ku qabto in weeraryahankooda Sergio Aguero uu sii…
Read More » -
England
Håaland oo xiddig ka ciyaara Premier League ku tilmaamay daafaca ugu adag ee uu wajahay
(Borussia) 10 Mar 2020. Gooldhaliyaha cajiibka ah ee kooxda Borussia Dortmund Erling Håland ayaa sharaxay sababta uu ugu tilmaamay xiddig ka…
Read More » -
Horyaallada
Kulan ka tirsan horyaalka Somali Premier League oo galabta lagu wado in lagu ciyaaro garoonka Eng Yariisow
(Muqdisho) 10 Mar 2020. Kulan ka tirsan horyaalka Somali Premier League ayaa galabta lagu wada inuu ka dhaco garoonka Eng…
Read More » -
Afrika
Kooxda Dekedda oo laga adkaaday tiro la mid ah kulammadii laga badiyey kal ciyaareedkii hore horyaalka Somali Premier League
(Muqdisho) 10 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Dekedda ayaa sanadkan la daala dhaceysa guuldarrooyin xanuun badan oo ay ka qaabileyso…
Read More »