Day: March 8, 2020
-
Spain
Real Betis oo guuldarro ku baday garoonkeeda kooxda Real Madrid… +SAWIRRO
(Spain) 09 Mar 2020. Real Betis ayaa guuldarro ku baday garoonkeeda Benito Villamarin kooxda Real Madrid, kaddib markii ay kaga adkaatay…
Read More » -
Italy
Juventus oo dib ugu soo laabatay hoggaanka Serie A, kaddib markii ay kulankii Derby d’Italia ku garaacday kooxda Inter… +SAWIRRO
(Turino) 09 Mar 2020. Juventus ayaa dib ugu soo laabatay hoggaanka horyaalka Serie A, kaddib markii ay kulankii Derby d’Italia ku…
Read More » -
Italy
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Juventus iyo Inter ee horyaalka Serie A oo la shaaciyay
(Turino) 08 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa naadiga Inter ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Allianzsi ay u wada ciyaaraan…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Real Betis iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay
(Spain) 08 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Real Betis ayaa naadiga Real Madrid ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Benito Villamarin si…
Read More » -
England
Man United oo guul muhiim ah kaga gaartay garoonkeeda Old Trafford kooxda Man City… +SAWIRRO
(Manchester) 08 Mar 2020. Manchester United ayaa guul muhiim ah kaga gaartay garoonkeeda Old Trafford kooxda Manchester City kulankii adkaa ee…
Read More » -
England
Chelsea oo guul weyn kaga gaartay garoonkeeda Stamford Bridge kooxda Everton… +SAWIRRO
(London) 08 Mar 2020. Chelsea ayaa guul weyn kaga gaartay garoonkeeda Stamford Bridge kooxda Everton, kaddib markii ay kaga adkaatay 4-0,…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Man United iyo Man City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay
(Manchester) 08 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa naadiga Manchester City ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Old Trafford si…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Chelsea iyo Everton ee Premier League oo la shaaciyay
(London) 08 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa naadiga Everton ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Stamford Bridge si ay u…
Read More » -
England
Tammy Abraham oo iska diiday heshiis qandaraas kordhin ah oo uga yimid Kooxdiisa Chelsea
(London) 08 Mar 2020. Ciyaaryahanka kooxda Chelsea ee Tammy Abraham ayaa lagu soo waramayaa inuu iska diiday dalab qandaraas kordhin…
Read More » -
Horyaallada
Ciyaaryahan Axmed Xasan Macaani oo markii ugu horreysay ka hadlay ku biiristiisa Kooxda Horseed
(Muqdisho) 08 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Horseed ayaa sanadkan sameysay saxiixyo waa weyn, waxaana ka mid ah Cabdikariin Qubaaye…
Read More »