Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Liverpool iyo Bournemouth ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay

(Liverpool) 07 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa naadiga Bournemouth ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Anfield si ay u wada ciyaaraan horyaalka Premier League.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan ee kooxaha Liverpool iyo Bournemouth.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Liverpool XI:

Liverpool XI: Adrian, Alexander-Arnold, Gomez, Van Dijk, Milner, Fabinho, Wijnaldum, Oxlade-Chamberlain, Mane, Firmino, Salah

Keydka: Lonergan, Matip, Williams, Keita, Lallana, Minamino, Origi

Bournemouth XI:

Bournemouth XI: Ramsdale, Stacey, S Cook, Ake, Smith, Billing, Lerma, L Cook, Fraser, Stanislas, Wilson.

Keydka: Boruc, Gosling, Surman, Solanke, Rico, Simpson, Surridge.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close