Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Barcelona iyo Real Sociedad ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay – Braithwaite oo ku bilowday

(Barcelona) 07 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa naadiga Real Sociedad ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Camp Nou si ay u wada ciyaaraan horyaalka La Liga.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan ee kooxaha Barcelona iyo Real Sociedad, xilli Braithwaite uu markiisii ugu horreysay safka hore ugu bilowday Barca.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Barcelona XI:

Barcelona XI: Ter Stegen; Semedo, Pique, Lenglet, Alba; Busquets, De Jong, Rakitic; Messi, Griezmann, Braithwaite

Keydka: Vidal, Neto, Umtiti, Firpo, Riqui Puig, Collado, Fati

Real Sociedad XI:

Real Sociedad XI: Remiro, Gorosabel, Llorente, Le Normand, Monreal, Guevara, Odegaard, Merino, Portu, Barrenetxea, Isak

Keydka: Moya, Jose, Zaldua, Januzaj, Oyarzabal, Zubeldia, Aihen Munoz

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close