Day: March 7, 2020
-
Spain
Barcelona oo guul dirqi ah kaga gaartay garoonkeeda Camp Nou kooxda Real Sociedad… +SAWIRRO
(Barcelona) 07 Mar 2020. Barcelona ayaa guul dirqi ah kaga gaartay garoonkeeda Camp Nou kooxda Real Sociedad, kaddib markii ay kaga…
Read More » -
Spain
Zidane oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid ee ka qeyb galaya kulanka Real Betis
(Madrid) 07 Mar 2020. Zinedine Zidane ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulanka Real…
Read More » -
England
Arsenal oo guul dirqi ah kaga gaartay garoonkeeda Emirates kooxda Ham United… +SAWIRRO
(London) 07 Mar 2020. Arsenal ayaa guul dirqi ah kaga gaartay garoonkeeda Emirates kooxda Ham United, kaddib markii ay kaga adkaatay…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Barcelona iyo Real Sociedad ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay – Braithwaite oo ku bilowday
(Barcelona) 07 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa naadiga Real Sociedad ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Camp Nou si ay…
Read More » -
France
Paris Saint-Germain oo go’aamisay qiimaha ay ku fasaxeyso Neymar Jr
(Paris) 07 Mar 2020.Paris Saint-Germain ayaa bilaawday inay muujiso dabacsanaan ku saabsan mustaqbalka xiddigeeda reer Brazil ee Neymar Jr, waxayna…
Read More » -
England
Liverpool oo guul soo laabasho ah garoonkeeda Anfield kaga adkaatay kooxda Bournemouth… +SAWIRRO
(Liverpool) 07 Mar 2020. Liverpool ayaa guul soo laabasho ah garoonkeeda Anfield kaga adkaatay kooxda Bournemouth, kaddib markii ay kaga…
Read More » -
Italy
Zidane oo ka tagi kara Real Madrid & Juventus oo u soo bandhigtay isaga kala bar Mushaharkiisa
(Turin) 07 Mar 2020. Wargeyska “Daily Mail” ee dalka England ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in Juventus ay raadinayso inay la…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Liverpool iyo Bournemouth ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay
(Liverpool) 07 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa naadiga Bournemouth ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Anfield si ay u wada…
Read More » -
England
Tababare Pep Guardiola oo doonaya in Kooxda Man City ay la soo wareegto da’yar ka tirsan Chelsea
(Manchester) 07 Mar 2020. Tababaraha Kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa lagu soo waramayaa inay aad ugu baahan tahay…
Read More » -
England
Manchester City oo wadahadallo heshiis kordhin ah la furanaysa labo xiddig oo uu ku jiro Kevin De Bruyne
(Manchester) 07 Mar 2020. Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay heshiis wadajir ah la furto…
Read More »