Day: March 6, 2020
-
Spain
“Real Madrid wali ma go’aaminin ku guuleysiga horyaalka La Liga” – Quique Setién
(Barcelona) 06 Mar 2020. Macalinka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Quique Setién ayaa sheegay in Real Madrid aysan wali ku guuleysan…
Read More » -
Spain
RASMI: Barcelona oo shaacisay dhaawaca mid ka mid ah xiddigaheeda
(Barcelona) 06 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa war rasmi ah ay soo saartay waxay shaaca kaga qaaday in ciyaaryahanka…
Read More » -
England
Macalin Ole Gunnar Solskjær oo ka hadlay kulanka la wada sugayo ee Manchester derby
(Manchester) 06 Mar 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa muujiyay kalsoonida uu ku qabo kooxdiisa…
Read More » -
Spain
Quique Setien oo sheegay sababta uu u yimid kooxda Barcelona… muxuuse ka yiri Lionel Messi?
(Barcelona) 06 Mar 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Quique Setién ayaa qalbigiisa ku furay wareysi uu ku bixiyay “El…
Read More » -
Champ' League
Klopp oo si rasmi ah u xaqiijiyay dhaawaca mid ka mid ah xiddigihiisa ugu muhiimsan kahor kulanka Bournemouth
(Liverpool) 06 Mar 2020. Macalinka reer Germany iyo kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay…
Read More » -
England
Timo Werner oo shaaciyay go’aankiisa kaga aadan heshiiska uu ugu biirayo Liverpool
(Germany) 06 Mar 2020. Saxaafada Ingariiska ayaa xaqiijisay maanta oo jimco ah in weeraryahanka kooxda RB Leipzig ee Timo Werner…
Read More » -
England
Macalin Ole Gunnar Solskjær oo ugu baaqay da’ayarta Man United inay wax ka bartaan Odion Ighalo
(Manchester) 06 Mar 2020. Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa sheegay in weeraryahanka reer Nigeria ee Odion Ighalo…
Read More » -
Champ' League
Zinedine Zidane oo go’aamiyay badelka Sergio Ramos ee kulanka Manchester City
(Madrid) 06 Mar 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa go’aamiyay badelka kabtan Sergio Ramos ee kulanka…
Read More » -
England
Ighalo oo si adag ugu jawaab celiyay dadka ka shakisanaa awoodiisa kooxda Manchester United
(Manchester) 06 Mar 2020. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Manchester United ee Odion Ighalo ayaa ku guuleystay inuu labo gool u dhaliyo…
Read More » -
England
Tababare Mikel Arteta oo ka hadlay mustaqbalka Aubameyang ee kooxda Arsenal
(London) 06 Mar 2020. Macalinka kooxda kubadda cagta Arsenal ee Mikel Arteta ayaa muujiyay sida uu ugu dhagan yahay weeraryahnkiisa…
Read More »