Day: March 5, 2020
-
Afrika
Gool FM oo guusheedii labaad xiriir ah ee tartanka warbaahinta gobolka Banaadir ka gaartay Idaacada Himilo
(Muqdisho) 05 Mar 2020. Gool FM ayaa guusheedii labaad xiriir ah ka gaartay tartanka warbaahinta gobolka Banaadir, kaddib markii ay…
Read More » -
Italy
RASMI: Kulanka Derby d’Italia ee kooxaha Juventus iyo Inter oo la go’aamiyay xilliga la ciyaari doono
(Turino) 05 Mar 2020. Xiriirka Kubadda Cagta Talyaaniga ayaa ku dhawaaqay taariikhda cusub ee Derby d’Italia, kaasoo ay wada ciyaarayaan…
Read More » -
Champ' League
Halyeeyga Real Madrid ah oo shaaca ka qaaday aragtidiisa ku aadan suurtogalnimada ay Los Blancos ku soo laaban karto kulanka Man City
(Madrid) 05 Mar 2020. Real Madrid ayaa kulankii lugta hore wareega 16-ka tartanka UEFA Champions League waxay guuldarro 1-2 ah kala…
Read More » -
Ameerika
Booliska oo Ronaldinho iyo Walaakiis ka qabtay Hotel ku yaala Waddanka Paraguay kaddib markii lagu helay… + SAWIRRO
(Asunción) 05 Mar 2020. Halyeyga kubadda cagta Brazil ee Ronaldinho ayaa laga qabtay hotel uu ku sugnaa oo ku yaala…
Read More » -
France
Kooxda Barcelona oo heshiiska ay dib ugu soo ceshanayso Neymar Jr qeyb uga dhigaysa Dembele iyo Griezmann
(Barcelona) 05 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la soo warinayaa in heshiiska ay dib ugu soo ceshanayso Weeraryahanka…
Read More » -
England
Afar kooxood oo sugeysa go’aanka uu Ivan Rakitic kaga tagayo Barcelona
(Yurub) 05 Mar 2020. Sida ay shaaca ka qaaday saaxafada Spain waxaa jira horumar cusub ee la xiriira mustaqbalka qadka dhexe…
Read More » -
England
Guardiola oo ka hadlay dhaawaca soo gaaray De Bruyne & go’aankiisa kaga aadan kulanka Manchester derby
(Manchester) 05 Mar 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka hadlay dhaawaca soo gaaray Kevin De…
Read More » -
Champ' League
Virgil van Dijk oo si adag kaga jawaabay eedeymaha loo soo jeediyay kooxda Liverpool
(Liverpool) 05 Mar 2020. Virgil van Dijk ayaa si adag uga jawaab celiyay dhaleeceyntii kooxeediisa Liverpool loo soo jeediyay dhawaanahan kaddib…
Read More » -
England
Guardiola oo shaaca ka qaaday hamigiisa kooxda Manchester City ee xilli ciyaareedkan
(Manchester) 05 Mar 2020. Macalinka kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa shaaca ka qaaday hamigiisa kooxda Sky Blue ee…
Read More »