Day: March 4, 2020
-
England
Miyuu Pogba diyaar u yahay inuu ciyaaro kulanka soo aadan ee Manchester derby? – Tababare Solskjær ayaa ka jawaabaya
(Manchester) 04 Mar 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa ka jawaabay warar saacadihii la soo…
Read More » -
England
Borussia Dortmund oo kaga yaabisay kooxda Manchester United qiimaha Jadon Sancho
(Germany) 04 Mar 2020. Wargeyska “Bild” ee dalka Germany ayaa shaaca ka qaaday qiimaha ay u dejiyeen maamulka kooxda Borussia Dortmund…
Read More » -
Holland
“Waxaan u diiday tababarka kooxda Barcelona sababtan!” – Ronald Koeman
(Holland) 04 Mar 2020. Macalinka halyeyga ah reer Holland ee Ronald Koeman ayaa xaqiijiyay in ay la soo xiriireen maamulka kooxda…
Read More » -
Afrika
Horudhaca: Elman iyo Heegan – Wax waliba oo aad uga baahan tahay kulanka Galabta ee horyaalka Somali Premier League
(Muqdisho) 04 Mar 2020. Kooxaha Elman Sports Club iyo Heegan Sports Club ayaa galabta ku balansan garoonka Eng Yariisow Stadium ee…
Read More » -
England
Frank Lampard oo ka hadlay dhaawacyadii xalay soo gaaray xiddigaha Kovačić iyo Willian
(London) 04 Mar 2020. Macalinlka kooxda kubadda cagta Chelsea ee Frank Lampard ayaa kaddib guushii ay xalay ka gaareen naadiga Liverpool,…
Read More » -
England
Jurgen Klopp oo ka hadlay guuldarradii ay xalay kala kulmeen kooxda Chelsea
(London) 04 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa halkeeda ka sii wadatay natiijooyinka xun kaddib markii ay guuldarro kala…
Read More »