Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Chelsea iyo Liverpool ee koobka FA Cup-ka oo la shaaciyay

(London) 03 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa naadiga Liverpool ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Stamford Bridge si ay u wada ciyaaraan koobka FA Cup-ka.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan ee kooxaha Chelsea iyo Liverpool.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Chelsea XI:

Image

Liverpool XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close