Day: March 3, 2020
-
England
Chelsea oo u gudubtay wareega siddeed dhamaadka ee koobka FA Cup kaddib markii ay garaacday kooxda Liverpool… +SAWIRRO
(London) 04 Mar 2020. Chelsea ayaa u gudubtay wareega siddeeda ee koobka FA Cup kaddib markii ay ku garaacday kooxda Liverpool…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Chelsea iyo Liverpool ee koobka FA Cup-ka oo la shaaciyay
(London) 03 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa naadiga Liverpool ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Stamford Bridge si ay u…
Read More » -
England
Guardiola oo ka hadlay xaallada dhaawacyada xiddigaha Aguero iyo Sané kahor kulanka Sheffield Wednesday
(Manchester) 03 Mar 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka hadlay horumarkii ugu dambeeyay ee la…
Read More » -
Italy
Xiddigga ugu xooggan khadka dhexe ee uu wajahay, laacibka uu jeclaan lahaa inuu ka garab ciyaaro & Dhowr arrimood oo uu ka hadlay Lukaku
(Milano) 03 Mar 2020. Xiddiga heerka caalami ee dalka Belgium Romelu Lukaku ayaa shaaca ka qaaday xiddiga uu u arko…
Read More » -
Champ' League
Miyuu Ramos aaminsan yahay inuu ciyaari karo kulanka Man City ee lugta labaad wareega 16-ka Champions League?
(Madrid) 03 Mar 2020. Kabtanka kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa ka hadlay rajadiisa ugu weyn kahor…
Read More » -
England
Arsenal oo dalab 52 milyan oo gini ah ka gudbinaysa xiddig ka tirsan Kooxda RB Leipzig
(London) 03 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa lagu soo warramayaa inay dalab 52 milyan oo gini ah ka…
Read More » -
England
Dhaawacyada Kooxda Arsenal oo halkooda ka sii socda & Lucas Torreira oo isagoo biro ku boodaya ka baxay garoonka Fratton Park
(Yurub) 03 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa xalay iska xaadirisay wareegga siddeed dhammaadka FA Cup-ka kaddib markii ay…
Read More » -
Ameerika
Kooxda Manchester City oo xaqiijisay inay la saxiixatay daafac reer Brazil ah
(Manchester) 03 Mar 2020. Kooxda Man City ayaa xaqiijisay inay heshiis la gaareen xiddiga da’da yar ee lagu magacaabo Yan…
Read More » -
Horyaallada
Kooxda Dekedda oo kal ciyaareedkan ku guuldarreysatay inay horyaalka Somali Premier League ku garaacdo Naadiga Midnimo
(Muqdisho) 03 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Dekedda ayaa kulankii shalay ay la dheeshay naadiga Midnimo waxay ku kala baxeyn…
Read More » -
England
Kooxaha Chelsea vs Liverpool & Guud ahaan kulammada caawa laga ciyaarayo tartanka FA Cup-ka
(Yurub) 03 Mar 2020. Kulamo ka tirsan tartanka faca weyn ee FA Cup-ka ayaa caawa lagu wadaa in la ciyaaro…
Read More »