Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Portsmouth iyo Arsenal ee koobka FA Cup-ka oo la shaaciyay

(England) 02 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Portsmouth ayaa naadiga Arsenal ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Fratton Park si ay u wada ciyaaraan koobka FA Cup-ka.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan ee kooxaha Portsmouth iyo Arsenal.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Portsmouth XI:

Image

Arsenal XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close