Shaxda rasmiga ah kulanka Everton iyo Man United ee horyaaka Premier League oo la shaaciyay

(London) 01 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Everton ayaa naadiga Manchester United ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Goodison Park si ay u wada ciyaaraan kulan ka tisan horyaalka Premier League.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan ee kooxaha Everton iyo Manchester United.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Everton XI:

Image

Man United XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close