Kooxaha Everton iyo Man United oo dhibacaha ku qeybsaday garoonka Goodison Park… +SAWIRRO

(London) 01 Mar 2020. Kooxaha Everton iyo Manchester United ayaa dhibacaha ku qeybsaday garoonka Goodison Park, kaddib markii ay ku kala baxeen bar-bardhac 1-1 ah, kulan qeyb ka ahaa horyaalka Premier League.

Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 1-1 ay isku dhaafi waayeen labada kooxood.

Daqiiqadii 3-aad kooxda Everton ayaa hoggaanka u qabatay ciyaarta, waxaana 1-0 ka dhigay Dominic Calvert-Lewin.

Daqiiqadii 31-aad kooxda Manchester United ayaa dhalisay goolka bar-bardhaca waxaana 1-1 ka dhigay Bruno Fernandes, waxaana goolkan ka caawiyay saaxiibkiis Nemanja Matic

Qeybta labaad marka dib leysugu soo laabtay labada kooxood waxay sameeyeen qaab ciyaareed aad u fiican, iyagoo abuuray fursado badan oo goolal loo filan karay.

Ugu dambeyntii ciyaarta ayaa waxay ku soo dhamaatay bar-bardhac 1-1 ah ay isku dhaafi waayeen labada kooxood Everton iyo Manchester United.

SAWIRRO:

Everton striker Dominic Calvert-Lewin celebrates scoring the opening goal in the third minute of the game at Goodison Park

The Manchester United goalkeeper kicked the ball straight at an onrushing Calvert-Lewin, with the ball deflecting in

Calvert-Lewin alongside forward partner Richarlison after the early goal, which came from a David de Gea error

de Gea apologises following his mistake which gifted the home side the lead early on in comical circumstances

Bruno Fernandes celebrates scoring United's equaliser after half-an-hour, with midfielder Scott McTominay

Fernandes' shot had too much power for Everton keeper Jordan Pickford who should've done better down low to his right

Everton's Andre Gomes, making his first start since his ankle injury, tussles with McTominay for the ball in the first-half

Nemanja Matic challenges for the ball with Calvert-Lewin, who was a threat up front for Everton all afternoon

Nemanja Matic challenges for the ball with Calvert-Lewin, who was a threat up front for Everton all afternoon

Teenage striker Mason Greenwood started for United but struggled to have an impact before being substituted

United captain Harry Maguire challenges Everton forward Richarlison for the ball in the air during the first-half

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close