Month: March 2020
-
Spain
Xiddig hore ugu soo ciyaaray Barcelona oo si daran ula xanuunsanaya coronavirus
(Turkey) 31 Mar 2020. Caabuqa dunida ku faafay ee coronavirus ayaa noqday mid saameeya qayb walba oo bulshada dunida ku…
Read More » -
England
Tottemham iyo Arsenal oo ku dagaallamaya soo xero gelinta xiddig ka tirsan Man City
(London) 31 Mar 2020. Kooxaha kala ah Arsenal iyo Tottenham Hotspur ayaa u dagaallamaya saxiixa difaaca kooxda Manchester City ee…
Read More » -
Spain
“Haddii aan markale dhalan lahaa, goolhaye ma aanan noqdeen” – Valdes
(Barcelona) 31 Mar 2020. Victor Valdes oo ka mid ahaa goolhayeyaashii ugu wanaagsanaa ee taariikhda Barcelona ayaa sidoo kale leh…
Read More » -
England
“Haddii horyaalka aanan ku guuleysan sababteeda labadiinna ayaa leh!” – Robin van Persie oo shaaca ka qaaday sidii uu 2013 u dhaqmay Sir Alex Ferguson
(Manchester) 31 Mar 2019. “Haddii aanan ku guuleysan horyaalka, labadiinna ayaa u sabab ah, waadna baxaysaan”. Robin van Persie ayaa…
Read More » -
England
Lionel Messi oo ammaan ugu qubeeyay da’yar ka tirsan Kooxda Chelsea
(London) 31 Mar 2019. Kooxda Chelsea ayaa xilli ciyaareedkan heshay xiddigo dhallinyaro ah oo aad wacan, iyadoo looga mahad-celinayo macallinka…
Read More » -
Germany
Xiddigaha Kooxda Borussia Dortmund oo xilli hore tababarka ku soo laabtay, xilli Erling Haaland… + SAWIRRO
(Dortmund) 31 Mar 2019. Xiddigaha kooxda Borussia Dortmund ayaa xilli hore tababarka dib ugu soo laabtay, iyadoo lagu guda jiray…
Read More » -
England
Willian oo qirtay inuu ku biirayo koox ka ciyaarta horyaalka Premier League marka uu xagaagan ka tago Chelsea!… (Halkee ku sii jeedaa?)
(London) 31 Mar 2019. Ciyaaryahanka Willian ayaa la soo warinayaa inuu qirtay inuu doonayo inuu u dhaqaaqo koox kale oo…
Read More » -
England
Alexis Sanchez oo dib ugu soo laabanaya Kooxdiisa Manchester United
(Manchester) 31 Mar 2019. Sida wararku ay sheegayaan Alexis Sanchez ayaa dib ugu soo laabanaya kooxda milkiyaddiisa iska leh ee…
Read More » -
England
“Kuwa neceb Liverpool waxay doonayaan in la joojiyo horyaalka” – Gary Lineker
(England) 31 Mar 2019. Halyeyga kubadda cagta Ingiriiska iyo kooxda Tottenham Hotspur ee Gary Lineker ayaa aaminsan in kaliya kuwa neceb…
Read More » -
England
Willian Borges oo sheegay sababta ay Liverpool iyo Man City ugu sarreeyaan Premier League
(London) 31 Mar 2019. Xiddiga kooxda kubadda cagta Chelsea ee Willian Borges ayaa sheegay in xasilloonida farsamada ee Liverpool iyo…
Read More »